Marhaba service

Marhaba service kusoo dhawoow marhaba service. waxaad naga helaysaa:-
1.iibinta dhulalka, kiraynta guryaha, dhismaha seesaska iyo dayrarka, iyo maamulka hantida maguurtada.

wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
+252634440959

"muhiimadayadu waa mudnaanta macmiilka "

16/05/2026

Dhul ganacsi berbera istabta hada face3

1:Faahfaahinta balooga
100x200mitir
wadada hargaysa face3 waana istabta hadda ee galbeed
32,000$
Waa dhul sharci leh kaabado leh isla markaana damaanad leh wadada wayn ee hargaysa ama istabta hadda waxa uu u jiraa 380mitir oo kaliya waa jaanis dhul intaa leeg in qiimahaa lagu helo.

Waa fursad ha laga faaidaysto................................................................................
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numbaradan ama soo booqo xafiiskayaga oo ka soo horjeeda kaalintacajab ee afaafka dekeda berbera
Tell:63 4440959/0654440959/0634246104

11/05/2026

🏡 GURI IIB AH BERBERA

📍 Ku yaala: xaaada waraabo taaga garoon cabdale sokadiisa
🛏️ Qolal: 3Qol kijo iyo suuli + daarad dambe
📌 Meel aad u fiican
💰 Qiimaha: $20,000
📞 MARHABA SERVICE-BERBERA
📱 63 4440959

Baloodh iib ah berbera-somaliland xaafada burco sheekh 1:Faahfaahinta baloodhka    7.5x14m   burco sheekh waxa uu soo ee...
11/05/2026

Baloodh iib ah berbera-somaliland xaafada burco sheekh

1:Faahfaahinta baloodhka
7.5x14m
burco sheekh waxa uu soo eegayaa sariibada burco sheekh
9000$
Sharcina wuu leeyahay sidoo kale labada dhinacba guri ayaa ka dhisan

Waa fursad ha laga faaidaysto................................................................................
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numbaradan ama soo booqo xafiiskayaga oo ka soo horjeeda kaalintacajab ee afaafka dekeda berbera
Tell:63 4440959/0654440959/0634246104

Fursad dahabiya dhul freezonka ah Dhul iib ah berbera kaantaroolka hadda face-kiisa 2aad ama freezonka cabirkiisuna yaha...
11/05/2026

Fursad dahabiya dhul freezonka ah
Dhul iib ah berbera kaantaroolka hadda face-kiisa 2aad ama freezonka cabirkiisuna yahay 100x200m

1:Faahfaahinta balooga
100x200m
kaantaroolka galbeed ee hada berbera face2
35,000$
Waa dhulalka ganacsiga noqda amaba laga faaido................................................................................
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numbaradan ama soo booqo xafiiskayaga oo ka soo horjeeda kaalintacajab ee afaafka dekeda berbera
Tell:63 4440959/0654440959/0634246104

06/05/2026

Fursad dahabiya
Baloodh iyo badh ah iib ah berbera.

1:Faahfaahinta baloodh iyo badhkaa
20x20m balodhka caadiga ahi waa 12.5x20m
KB waxa uu u dhawyahay beerta dalxiiska ee berbera bark
3500$ oo kaliya

Dhulkan waa mustaqbalka ugu wanaagsan waana halka ay magaaladu u fidayso
Dadku dhulka ma kala yaqaanaan waxa fahmaya uun qofkii alle garan siiyo.
...............................................................................
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numbaradan ama soo booqo xafiiskayaga oo ka soo horjeeda kaalintacajab ee afaafka dekeda berbera
Tell:63 4440959/0654440959/0634246104

Baloodh iib ah hargaysa somaliland 1:Faahfaahinta dhulka    18x24m   wadada labada boqol waxay ka dambaysaa kaalinta laa...
06/05/2026

Baloodh iib ah hargaysa somaliland

1:Faahfaahinta dhulka
18x24m
wadada labada boqol waxay ka dambaysaa kaalinta laas geel
10,000$
...............................................................................
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numbaradan ama soo booqo xafiiskayaga oo ka soo horjeeda kaalintacajab ee afaafka dekeda berbera
Tell:63 4440959/0654440959/0634246104

02/05/2026

Nus baloodh iib ah hargaysa kaah hotel dabadiisa

1:Faahfaahinta dhulka
9x24m
new hargaysa kaah abadiisa
25,000$
Dhulkan waxa iibinaya qof damiin musalam ah meel wanaagsanna wuu ku yaalaa masaajidna wuu u dhawyahay wadada wayna wax badan uma jiro ha laga faaidaysto................................................................................
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numbaradan ama soo booqo xafiiskayaga oo ka soo horjeeda kaalintacajab ee afaafka dekeda berbera
Tell:63 4440959/0654440959/0634246104

Ku Maalgasho dhulka  berbera $1000 oo kaliya  baloog iib ah berbera mustaqbal fogna ah 1:Faahfaahinta balooga    50x50m ...
25/04/2026

Ku Maalgasho dhulka berbera $1000 oo kaliya baloog iib ah berbera mustaqbal fogna ah

1:Faahfaahinta balooga
50x50m waa 8 baloodh
6B
1000$ oo kaliya dilaalna aanu la socon

Fiiro gaar ah. Dhulkan sharci ayaad iibsanaysaa waa mustaqbal aad u fog magaaladana waxa uu u jiraa 9km waa maalgashiga mustaqbalka fog sharcina waa leeyahay.
...............................................................................
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numbaradan ama soo booqo xafiiskayaga oo ka soo horjeeda kaalintacajab ee afaafka dekeda berbera
Tell:63 4440959/0654440959/0634246104

Baloodh iib ah berbera-somaliland 1:Faahfaahinta baloodhka    12.5x20m   waraabo taaga qayba taaga ah ee badda xigta eri...
19/04/2026

Baloodh iib ah berbera-somaliland

1:Faahfaahinta baloodhka
12.5x20m
waraabo taaga qayba taaga ah ee badda xigta eria guriga axmed faas
6500$
Dhulkani waxa uu ku yaalaa xaafada ugu qabow uguna quruxda badan magaalada berbera, sharcina waa leeyahay sidoo kale baddana wax badan uma jiro.

Waa fursad ha laga faaidaysto................................................................................
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numbaradan ama soo booqo xafiiskayaga oo ka soo horjeeda kaalintacajab ee afaafka dekeda berbera
Tell:63 4440959/0654440959/0634246104

Dhulal iib ah berbera face-ka koobaad iyo labaad  ee badda 1:Faahfaahin   25x70m   batalaale waxa uu  u dhaw yahay maasn...
17/04/2026

Dhulal iib ah berbera face-ka koobaad iyo labaad ee badda

1:Faahfaahin
25x70m
batalaale waxa uu u dhaw yahay maasnoor hotel wuuna dayranyahay.
80,000$

2:Faahfaahin
50x50m
batalaale waa faceka 5aad ee hotelka Scandinavian-ka wuuna seesanyahay
30,000$

3:Faahfaahin
100x100m
batalaale maansoor hotel face2
130,000$

4:Faahfaahin waana jaanis
100x100m
batalaale waxa uu koonfur ka xigaa dayrka mustafe qirde baddana wuxuu u jiraa ilaa 600 mitir
80,000$ wada hadalna wuu furanyahay.
Waxaa iibinaya qof damiin musalim ah oo la yaqaan.

5:Faahfaahin waana jaanis
50x100m
Sy waxa uu 5km ka shisheeyaa warshada kaluunka waana face2-ga badda oo waxaa kaa xiga 250 mitir sharcina wuu leeyahay waa mustaqbal inkasta oo aanay hada wadadeedu fiicnayn
12,000$ oo kaliya waa dhul sharci leh beer noqon kara badii u dhaw biyuhuna waxay jiraan 2 joog oo waa la qodan karaa waa dhul masno ah haba fogaadee................................................................................
Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numbaradan ama soo booqo xafiiskayaga oo ka soo horjeeda kaalintacajab ee afaafka dekeda berbera
Tell:63 4440959/0654440959/0634246104

Address

Berbera

Telephone

+252634440959

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Marhaba service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Marhaba service:

Share

Category