AL-Azhar College of Languages and science

AL-Azhar College of Languages and science Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AL-Azhar College of Languages and science, Legal, City Street, Baydhabo.

Ramadaan Mubarak AL- Azhar Family
18/02/2026

Ramadaan Mubarak AL- Azhar Family

Hambalyo!   ayaa si rasmi ah ugu guuleystay inay kamid noqoto ardayda ugu dhibcaha sarreeya ee imtixaanka bileedka colle...
14/02/2026

Hambalyo!

ayaa si rasmi ah ugu guuleystay inay kamid noqoto ardayda ugu dhibcaha sarreeya ee imtixaanka bileedka college-ka AL-Azhar College of Languages and science ee bishan .

Ardaygan dadaalkiisa iyo juhdiga dheer ee uu usoo maray inuu heerkan soo gaaro waan ugu hambaliyeeyneynaa. Hambalyo .

Hambalyo!   ayaa si rasmi ah ugu guuleystay inuu kamid noqdo ardayda ugu dhibcaha sarreeya ee imtixaanka bileedka colleg...
12/02/2026

Hambalyo!

ayaa si rasmi ah ugu guuleystay inuu kamid noqdo ardayda ugu dhibcaha sarreeya ee imtixaanka bileedka college-ka AL-Azhar College of Languages and science ee bishan .

Ardaygan dadaalkiisa iyo juhdiga dheer ee uu usoo maray inuu heerkan soo gaaro waan ugu hambaliyeeyneynaa. Hambalyo Mohamed.

02/02/2026

Sharaf ayey ii aheyd in aan maanta ka qaybgalo Xafladda Qalinjebinta Dufcadii 4aad Ardayda Machadka Frontier Educational Institute.

27/01/2026

Monthly award winner

Sawiro:   ayaa bishan si rasmi ah ugu guuleystay inay noqoto 1-ka arday ee ugu dhibcaha sarreeya imtixaanka bileedka col...
23/01/2026

Sawiro: ayaa bishan si rasmi ah ugu guuleystay inay noqoto 1-ka arday ee ugu dhibcaha sarreeya imtixaanka bileedka college-ka AL-Azhar College of Languages and science .

Tani waxaa ay muujineysa dadaal adag iyo juhdi dheer oo ay usoo halgantay inay halkan soo gaaarto, hambalyo ayaan leenahay dhammaan family Al-Azhar.
Waan ku dhiirragelineynaa dadaalkeeda . HAMBALYO.

Haamud Stadium Berdale Bayeed                Time: 4:15pm
23/01/2026

Haamud Stadium Berdale Bayeed
Time: 4:15pm

Hambalyo!  ayaa nasiib u yeelatay in noqoto Ardayga ugu dhibcaha sarreeya imtixaan bileedka college-ka AL-Azhar College ...
08/01/2026

Hambalyo!

ayaa nasiib u yeelatay in noqoto Ardayga ugu dhibcaha sarreeya imtixaan bileedka college-ka AL-Azhar College of Languages and science.

Iyadoo ay sidoo kale ku guuleysatay inay keensato natiijada ugu sarreysa imtixaanka, Maadooyinka English iyo Maths iyo Lesson. 100%

Maamulka Iskuulka wuxuu bogaadinayaa dadaalka iyo juhdiga dheer ee ay bixisay . waxaan leenahay Hambalyo h**ey u soco insha Allah, dadaalkaaga sii laba jibbaar.

28/12/2025

Maamulaha Azhar College oo Fursad Muhiim ah u soo bandhigey ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan ardayda jecel inay bartaan Xisaab iyo Kisuwahilga.

11/12/2025

Practical injection for Health Derpartment

28/11/2025

Health report From Berdalle

18/11/2025

Ardeydii Shanta ahaa ee Bishan kaalimaha h**e ka galay imtixaamkii bilaha ahaa ayaa Dareenkooda Muujiyey

wacan ayaan idin leenahay

Address

City Street
Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AL-Azhar College of Languages and science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category