04/12/2025
Kulamo iyo wacyigelinno kala duwan oo qeyb ka ahaa Dr. Cabdullaahi Sheekh Ibraahim, ayaa waxa uu bulshada la wadaagay muhiimadda ay leedahay in la helo adeeg sharci oo qeexan, hufan, oo ilaalinaya xuquuqda qof walba.
Arlaadi Public Notary waxay ka shaqeysaa:
• In bulshada loo fududeeyo helitaanka dukumentiyada sharci ee saxda ah
• In la dhiirrigeliyo wacyiga ku saabsan ilaalinta hantida iyo xuquuqda
• In si daahfuran oo kalsooni leh loo bixiyo adeeg sharci oo waxtar u leh qof kasta
Waxaan mar walba diyaar u nahay in bulshadeena aan u fidino taag yeero sharci iyo adeeg lagu kalsoonaado.
Arlaadi Public Notary – Adeeg sharci oo kuu hagar baxa.
Baydhabo – Soomaaliya
By: Admin (Nootaayo Arlaadi)