Hassan Fiyoore

Hassan Fiyoore "Mar walba ood naftaada maal-gashato waxaa sare u kaca qiimahaaga"

30/01/2025

Malaha magool ku dhex dhimatay😁

01/11/2024

Hassan M Abdinour Fiyoore

01/11/2024
28/10/2024

Noloshu waa halgan, halgankuna waxaad la kulmi kartaa wadooyin badan oo qardi-jeexid leh iyo kuwa kalan-jaati ah, haddaba qofka in uu noloshaan guul adduun iyo mid aakhiraba doonaayo Alle SW ha cuskanaado tankale halganka waa inoo joogteeya.

Muuqaalkaan waxa uu tusaale dhameytiran u yahay guusha wadada lagu gaaro.
Hassan Fiyoore

30/06/2024

"U naxariiso wax kasta oo neefsanaya, inta aad u naxariisanayso adigana ilahay ayaa ku naxariisan doona" ❤️

Duhur san✌️

25/09/2022

Inaad igu soo biirto waa ii farxad😍❤️

21/12/2021

Cajiib cajiib
Bal ila dhageyso sida uu aqrinayo tilmaamaha wanaagsan ee Allaah ku sifoobay isla markaana yaqiintu qalbigiisa uga soo burqanayso Abahaan marinaya Gabayga roob doonta ah.

Waxaa kaloo uu muujinayaa awoodda Alle ballaarnideeda iyo in aan innaguba sabab u nahay musiibooyinka nagu dhacaya.

27/08/2021

Walaalaha cusub soo dhawaada inaad aad ooga heli doontAn rajeynayaa waxaan khayr ahayna Igalama kulmi doontaan idamka Alle

Mahadsanidiin 💯❣🤞

15/08/2021

Sheeko qosol badan🤣

Follow Hassan Fiyoore

03/08/2021

🤣🤣😂

Address

Baydhabo
1234

Telephone

+252615393208

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Fiyoore posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share