Suldaan somali official

Suldaan somali official Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Suldaan somali official, Legal, mogadisho, Banaadir.

17/07/2021

Habeen kasta mugdi ah waxaa ka dambeeyo maalin iftiin badan culeys waxa ka dambeya waa fudeyd
Ha murugoon walaal
Waxaa dhahdaa yaa allaah
Dhibaatadu si walba ay u weyntahay alle weyn oo kaa saaraya dhibaatadaas.gacmaha u taago oo isaga u dhawaaq majirto awood ka sareysa ducada sababtoo ah waxaad xiriir la sameyneysaa midka aduunka iyo cirka is kaleh.
Midka u badeli kara dhibaatootinkaaga oo dhan xal. Xanuunadaada oo dhan caafimaad.ilintaada oo dhan dhoola cadeyn
Riyooyikaaga oo dhan suurtagal.marka walaal gacmaha u taago allah

12/04/2021

Masha allah share walaal si,uu kheyrka ufaafo

08/04/2021

Masha allaah muxaadaro qiimo leh by shiiq xuseen cali jabuuti

07/04/2021

Masha allah waa shiiq xuseen cali jabuuti

Address

Mogadisho
Banaadir

Telephone

+252617937151

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldaan somali official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Suldaan somali official:

Share

Category