05/05/2026
Marka h**e aynu u duceyno walaalkeen Siciid Bille Ismaaciil oo cadow gacanta ugu jira xaalad adagna ku sugan waxaa madax furasho u haysta magafe waana qof la nool xanuunka beer xanuunka, siciid waxaa loo haysta lacag dhan 15k$ qoyskiisu way awoodi waayeen 2500$ ka badan inay bixiyaan waaxana loo qabtay 6 maalmood gudahood inay lacagta ku bixiyaan,
Umada soomaaliyeed waa dad is caawiya oo aan dhibta isku fiirsan, waxaan codsanaya qof kasta wuxu awoodo inuu uga qeyb qaato hadii aadan dhaqaale awoodin sii share gare si ay u gaarto dadka wax la bixi kara, aynu badbaadino wiilkaas dhalinyarada ah.
Qofkii Rabaa Inuu Caawiyo Waa Kuwan”
Number-Rada Hooyadii Hinda Yusuf Aadan.
Golis= +252907664243
Somtel= +2520667664243
Ama Number-ka walaalkiis Jookar Bile Ismaaiil. +252906663520