MUDUG MEDIA

MUDUG MEDIA MUDUG MEDIA Waa meesha aad kala socon karto dhacdooyinka caalamka iyo barnaamijyo xiiso leh.

05/06/2026

Jaahilnimo iyo arxan daruu isku darsaday, bal daawo sida uu dalkiisa u bur-burinaayo,...see more

02/06/2026

Waxa uu soo weeraray dad muslimiinta oo malaad ku jiray balse waxa uu la kulmay wax uusan filanayn,...see more

31/05/2026

Waa dagaal aan waxba la isula reeban, ayagoo tabar dhigay ayey dagaalka joojin waayeen.

28/05/2026

Halkani waa dalka Uk, wiilkan yar ayaa jaanis ku helay Microfone-ka in uu ku hadlo intii lagu guda jiray salaada Ciida, wiilka yar ayaa ugu dambayn laga qabtay.

27/05/2026

Sida wiilkan uu sameenayo ma ahan wax sax, dhaqanka Soomaalida ma ahan sidan xitaa hadey gabadha qaldan tahay ayadaa saxan ee ma ahan in,...see more

26/05/2026

Marka macalinkaaga jaanis ku hesho waa sidaan oo kale, ardayda qaar markey ciil baxayaan sida ay sameeyaan,...see more

25/05/2026

Hub aruursi horleh oo muqdisho ka bilowday, ciidanka Mucaaradka oo la safan banaan baxyaasha😮

24/05/2026

Tuugadii ugu halista badneed abid, bal daawo sida ay wax u dhacayaan😮, hadaa wajigooda aragtid nimankan iska ilaali waxaa laga yaaba in sidan oo kale ay kuu gaadaan!

24/05/2026

Daawo waa dibi xanaaqsan oo nafar motoo watay aakhiro u diray, lkn mid islahaa ka celi baa isagii madaxa dhagax ka jaray😮

22/05/2026

Dadka qaar xoolahooda waa sun hada tuugadaas waxa ku dhacay wax caadiya maahan.

Address

Westland
Mogadishu
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MUDUG MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share