06/01/2025
Shiinaha ayaa sameeyay gacan robotic ah oo leh girgiro ama kadhado sida kuwii farama goysada badda jirka oo kale
Horumarka cusub ee ay sameysay Jaamacadda Sayniska iyo Tiknoolajiyadda ee Shiinaha waxay awood u leedahay inay si xirfad leh u qabato wax kasta laga bilaabo ukunta ilaa cayayaanka yar sida quraanjada.
👍 Na taageer walaal si'aan macluumaad badan idinku soo gudbino