Qarni Group

Qarni Group Xafiiska Fasaqa Iyo Furiinka

06/10/2023

Shanta Ma Shiixdo Iyo Shiiqooda Oo Isku Diyarinaayo Inay Fasaq Ka Raadiyaan Kaniisadaha Caalamka Ka Dib Markii Ay Kasoo Quusteen Masaajidadii Iyo Maxkamadihii Islaamka.

06/10/2023

Shanta Ma Shiixdo Iyo Shiiqooda Oo Isku Diyarinaayo Inay Fasaq Ka Raadiyaan Kaniisadaha Caalamka Ka Dib Markii Ay Kasoo Quusteen Masaajidadii Iyo Maxkamadihii Islaamka.

11/08/2023

Naf Iyo Maal Ayaa Ku Maqan Cid Ka Bixisana Waa La la,yahay Anna Maalka Waan Ka Sabri Karaa Laakiin Nafta Maka Sabri Kari.

08/08/2023

Somaliyey taariiqda maku argteen tanoo kale bal ila daawada waa hooyo iyo aabo gabadhooda oo nin qaba ku daraan rabo nin kale

05/08/2023

Allah Subxaanahu Wataacaalaa Ayaa Noo Suurta Geliyay Inaan Ka Dhex Qadeyno pagka Fasaqa Iyo Fasahaadka Ee Qarni Group Waa Famil Dhibateyay Gabadhooda Visihi Ninka Ay ku Wadan Leheed Ayey Ku Badaleen Walaalkeed Hadana Waxay Isku Diyaarinayaan Sida Ay ku Iibsan lahaayen Gabadha Ayadoo Ninkeeda Xaadir yahay
Watanaa Gabadhii Tiktok Ka Dhex Barooranyso
⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️⤵️
https://vm.tiktok.com/ZM2W7kNr9/

30/07/2023

Warqadii been abuurka eheed maad hada ogaatay xaqiiqdeeda waa adiga oohinta ceshan le,e.

29/07/2023

Wargelin Muhiim Ah Xafiiska Fasaqa Iyo Furiinka Asagoo Ka Jawaabaya Baahidiina Laxariirta Arimaha Fasaqa Iyo Furiinka Wuxuu Idin Kugu Shaqeyn Doonaa Qaadi La,aan Ama
Garsoore La,aan Ninkaga Ha Jogo Ama Safar Ha Ku Maqnaado Bilaa Shurud ayaa Lagaa Fasaqayaa Qaab Online Ah Adoo Jooga Gurigaga Ama Xafiiskaga.

28/07/2023

Welcome To Qarni Group

Address

Somalia
Liverpool

Telephone

+252615541643

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qarni Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share