dacwi Qasin

dacwi Qasin ninkastaba masabkiisa ayaan ku salamaya asc umada muslimiinta dhamanteed waan idin salamay

01/06/2026
Maanta oo ah maalin isniina taaroikhduna tahay 24/09/2018 T.I waxaan gutay xuquuqda muwaadinimo ee dastuuriga ah kana dh...
01/06/2026

Maanta oo ah maalin isniina taaroikhduna tahay 24/09/2018 T.I waxaan gutay xuquuqda muwaadinimo ee dastuuriga ah kana dhiibtay codkayga doorashada 7aad ee dalka iyo deegaankaba magaalada Dambal ee xarunta Degmada Dambal.

Doorashada oo ku socota si Xor, dimuqraadi iyo nabadgalyo ah.

Allaa Mahadle.

27/05/2026
Xaqiiq weeyaan arintaasi
12/05/2026

Xaqiiq weeyaan arintaasi

Madaxweyne Mustafe oo la kaftamaya Sadiiq Faarax Haybe ayaa yidhi. "Hadii imika Dowlada ka dhisan caasimadu ay soo saarto sharci odhanaya hala qabqabto oo hala xidho dadka bidaarta leh. marka awaamiirtaasi u dhaadhacdo heer gobol kuwa salxamaha leh baa lagu dari, kolkey awaamiirtu Degmada usii dhaadhacdana kuwa aabahood bidaarta leeyahay baa lagu dari oo la odhan way geli doontaa."

Ujeedada kaftanka Madaxweynaha maxaad ka fahantay.?

Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo Laantiisa Gobolka Sitti Mudane Sharma’arke Maxamuud iyo Musharaxiinta ka sharaxan gob d...
10/05/2026

Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo Laantiisa Gobolka Sitti Mudane Sharma’arke Maxamuud iyo Musharaxiinta ka sharaxan gob doorashada degmada Ma'ayso ayaa wacdaro xooggan ka dhigtay bilowga ololaha doorashada 7-aad ee dalka.

Musharaxiinta oo fagaarayaasha kala duwan e, Xisbiga Barwaaqo ee degmada Ma'ayso kula hadlaysay kumanaan dadweyne ah, ayaa soo bandhigtay, abaabul heerkiisu sarreeyo, taas oo dhalisay xamaasad weyn oo dhanka codbixiyayaasha ah.

10/05/2026

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when dacwi Qasin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category