Abwaan Hassan Al Bachir HBA

Abwaan Hassan Al Bachir HBA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan Hassan Al Bachir HBA, Legal, Hobaladda Hollholl, New York, NY.

Boqoradii haweenkay bilaneyBaahida aan ku qabo k**aBaxdo boggaygo boqol jeerHabeenkii hurdadaan ka booda Oo xiisahaga ig...
02/25/2023

Boqoradii haweenkay bilaney
Baahida aan ku qabo k**a
Baxdo boggaygo boqol jeer
Habeenkii hurdadaan ka booda
Oo xiisahaga igu badan
ku bukaa oon waliba bastey
Ku ahaa miyaad i badbaadineyn
Bilaahi calayk naftaan ku bixin lahaa
Hadaad ku bogsoon lahayd

Heestani waa qiso jacayl oo laga qoray
Dhibane jacayl ereyadu waa Hassan Bachir Ali HBA

Address

Hobaladda Hollholl
New York, NY

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Hassan Al Bachir HBA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Featured

Share

Category