Afyare Law Office

  • Home
  • Afyare Law Office

Afyare Law Office Law office based in Hargeisa, Somaliland.

Bahda xafiiska sharci ee Afyare Law Office waxa ay macaamiisha xafiiska iyo bulshada Soomaaliyeed qaybeheeda kala duwan ...
31/12/2023

Bahda xafiiska sharci ee Afyare Law Office waxa ay macaamiisha xafiiska iyo bulshada Soomaaliyeed qaybeheeda kala duwan u dirayaan hambalyada sannadka cusub ee 2024. Waxay idin leeyihiin SANNAD WANAAGSAN dhamaantiin. Ilaahay ha inooga dhigo sannad Barwaaqo iyo Badhaadhe ah.

29/03/2022

Warbixin ku saabsan xukunka ku dhacay Saxafi Axmed Jaamac Xirsi.

28/03/2022
Ilaa la gaadhayo 1st July waxa halkiisii ka sii soconaya hakintii lagu sameeyay dhamaan dacwadaha madaniga ah.
03/06/2020

Ilaa la gaadhayo 1st July waxa halkiisii ka sii soconaya hakintii lagu sameeyay dhamaan dacwadaha madaniga ah.

Maxkammada Sare ee Somaliland ayaa hakisay dhamaan Dacwadihii Madaniga ahaa Dalka oo dhan, muddo Afar Todobaad ah; ka ho...
20/03/2020

Maxkammada Sare ee Somaliland ayaa hakisay dhamaan Dacwadihii Madaniga ahaa Dalka oo dhan, muddo Afar Todobaad ah; ka hortagga Corona virus darteed.

Hadii aad Shaqaale tahay ama aad ahaan jirtay, oo aad dareemaysid in si uun Xuquuqdaadii Shaqaalenimo kaaga maqan tahay ...
23/02/2020

Hadii aad Shaqaale tahay ama aad ahaan jirtay, oo aad dareemaysid in si uun Xuquuqdaadii Shaqaalenimo kaaga maqan tahay ama badhkeed lagaa duudsiyey; nala soo xidhiidh.

Ku soo dhowaada xafiiskan sharci ee u gaarka ah Dacwadaha Shaqaalaha

“Waxaan Shaqaalaha ka caawinnaa Dacwadaha iyo Cabashooyinka ku saabsan Mushahar la’aanta, Saacadaha dheeriga ah oo aan loo xisaabin, Fasax Sannadeedka oo aanu helin, Fasaxa Dhalmada ee xeerku fasaxay oo aan la siin, Takoor, Aargoosi shaqada looga eryay, Badqabka goobta shaqada … IWM.”
- Garyaqaan Maxamed Cabdi Afyare

25/01/2020

Afar qodob oo ka mid ah meelaha ugu muhiimsan Sharciga Shaqaalaha Somaliland; kaas oo ay tahay in qof kasta oo Shaqaale ahi ogaado:-

1. Fasaxyada Qaran waa 12maalmood oo kala ah: Ciidal Fidri Laba(2) Maalmood,Ciidal Adxa Laba(2) Maalmood, Dhalashada Nabiga Hal(1)Maalin, AwalMuxaram Hal(1)Maalin, Micraaju Nabi Hal(1) Maalin. 1da May Hal(1)Maalin, 18ka May Laba(2) Maalmood, 26da June Hal (1)Maalin,1 January Hal ( 1 ) Maalin.
2. Qof kasta oo shaqaale ahi Sanadkii Hal Bil oo Fasax Sanadeed ah ayuu xaq u leeyahay, Bishaas oo uu Mushaharkiisa qaadanayo.
3. Hooyada Uurka leh ee shaqeysaa waxa ay xaq u leedahay 16 Todobaad oo fasax dhalmo ah (Maternity leave); 6-da Todobaad ee ugu horeeya waa Waajib in ay fasax ahaato. Waxa Fasaxeedu u bilaabmayaa Afar Todobaad ka hor wakhtiga la filayo dhalmadeeda.
4. Xaqsiinta: Shaqaalaha marka shaqada laga saaro ama uu iskii uga fadhiisto isaga oo shaqeynayey muddo Hal Sano ka badan waxa la siinayaa xuquuq u dhiganta Hal Bil Mushaharkeed Sanadkiiba.

Ku soo dhowaada xafiiskan sharci ee u gaarka ah Dacwadaha Shaqaalaha“Waxaan Shaqaalaha ka caawinnaa Dacwadaha iyo Cabash...
21/01/2020

Ku soo dhowaada xafiiskan sharci ee u gaarka ah Dacwadaha Shaqaalaha

“Waxaan Shaqaalaha ka caawinnaa Dacwadaha iyo Cabashooyinka ku saabsan Mushahar la’aanta, Saacadaha dheeriga ah oo aan loo xisaabin, Fasax Sannadeedka oo aanu helin, Fasaxa Dhalmada ee xeerku fasaxay oo aan la siin, Takoor, Aargoosi shaqada looga eryay, Badqabka goobta shaqada … IWM.”
- Garyaqaan Maxamed Cabdi Afyare

Address


Telephone

+252634433844

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afyare Law Office posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Afyare Law Office:

  • Want your practice to be the top-listed Law Practice?

Share

Mohamed Abdi Afyare - Lawyer

This Law Office specializes in all aspects of Labor law. We represent Employees with respect to claims of Wrongful Termination, Retaliation, Discrimination, Unpaid wages, Overtime, Leaves... ETC

Based in Hargeisa - Somaliland .

Tell:0633734415 & 0634433844