XIGMA Multi-service

  • Home
  • XIGMA Multi-service

XIGMA Multi-service # Iibka Dhulka.
# Iibka & Kiraynta Gawaadhida.
# Iibka & Kiraynta Guryaha.
# Qorista Heshiishyada ,

19/02/2021

Baloodh iib ah

Tell 4175176 9174337

Baloodh iib ah oo ku yaal degmada M/mooge  Wuxuu waqooyi ka xigaa istaanka basaska gol barwaaqo  laba gidaar ayaa  dhisa...
08/02/2021

Baloodh iib ah oo ku yaal degmada M/mooge Wuxuu waqooyi ka xigaa istaanka basaska gol barwaaqo laba gidaar ayaa dhisan cabirkiisu waa 12mX18m Qiimihiisu waa 12000$ hadaba cidii danaynaysa ha nagala soo xidhiidho
Telesom=4175176 ama somtel=9174337

Iib  GuriWaa guri iib ah oo ku yaal degmada M/mooge waa guri shan maqsin ah cabirkiisu waa 12mx18m Wuxu leeyahay Laba wa...
29/01/2021

Iib Guri

Waa guri iib ah oo ku yaal degmada M/mooge waa guri shan maqsin ah cabirkiisu waa 12mx18m Wuxu leeyahay Laba wado mid waxay ka martaa koonfur midina waxay ka martaa bari waa kaari koone
Qiimihiisu 27000 $ Hadaba cidii danaynaysa ha nagala soo xidhiidho

No=4829048 ama No=4175176

Waxaanu idiin soo kordhinay oo aad naga helaysaan Beeraha kirada ah,Beeraha iibka ah  Hada waxaanu idiin haynaa Beer iib...
17/12/2020

Waxaanu idiin soo kordhinay oo aad naga helaysaan Beeraha kirada ah,Beeraha iibka ah

Hada waxaanu idiin haynaa Beer iib ah oo dur dur haysata Ceelashiina leh Cidii wax soo saarka wadanka danaynaysa iyo inay dhulkooda maalgashadaan ha ka faa,iidaystan

Geed deeble:
Waqooyi maluugta cabirka dheer 325mtr
Balac 160mtr ama 5 hecter
Waxay saaran tahay dooxii
Qiimuhu waa 100,000$

Hadaba cidii danaynaysa hanagala soo xidhiidho No:4175176 ama 4047593

Please like and share oo taageer wax soosaarka wadankaaga

Kusoo dhawow gaadhi iib ah oo Qiimihii ku raali galin doono hadaba cidii danaynaysa ha nagala soo xidhiidho Tel=063_4175...
10/12/2020

Kusoo dhawow gaadhi iib ah oo Qiimihii ku raali galin doono hadaba cidii danaynaysa ha nagala soo xidhiidho
Tel=063_4175176 som=065_9174337

Kusoo dhawaw gaadhi  iib macquula ah oo Qiimihiisu ku raali galin doona cidii danaynaysa waxay nagala soo xidhiidhi doon...
10/12/2020

Kusoo dhawaw gaadhi iib macquula ah oo Qiimihiisu ku raali galin doona cidii danaynaysa waxay nagala soo xidhiidhi doontaa tellphonada hoos ku qoran

063_4175176 ama 065_9174337

03/12/2020

Soo Dhawaada

Address


Telephone

+252634175176

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XIGMA Multi-service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Law Practice?

Share