Gar-Joog Law Firm

Gar-Joog Law Firm KALIYA MA NIHIN SHIRKAD QAREEN, EE WAXAA NAHAY CODKA KUWA AAN LAMAQAL. "لسنا مجرد شركة محاماة، بل نحن صوت من لا يُسمع."

"WE ARE NOT JUST A LAW FIRM-WE ARE THE VIOCE OF UNHEARD."

Waxaan dhammaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeyneynaa dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan.Alle ha inaga yeelo k...
17/02/2026

Waxaan dhammaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeyneynaa dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Alle ha inaga yeelo kuwa si wanaagsan uga faa’iideysta.

Ramadaan Mubaarak.

24/09/2025

Qareen Cabdi raxmaan waxa uu qaatay Shaahada Diiwaan gelinta

24/09/2025

Qareen Mohamed Slaaad waxa uu qaatay Shaahada Diiwaan gelinta

🎉 Hambalyo 1-da Luulyo! 🇸🇴Waxaan  hambalyo sharaf leh u direynaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, ...
30/06/2025

🎉 Hambalyo 1-da Luulyo! 🇸🇴

Waxaan hambalyo sharaf leh u direynaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, munaasabadda qiimaha leh ee 1-da Luulyo – maalinta xorriyadda iyo midnimada qarankeena hooyo.
Waxaan is xusuusin doonaa si kooban dhacdooyinkii xornimo 30jun-1 July 1960 iyo midowgii Soomaaliya iyo soomaaliland.
30 June waxaa markii Ugu danbeysay la dejiyay calankii Talyaaniga oo ummadaha midoobay wakiilka ka aah, ee wisaayadii (Ammaanadii) maamulaayay , waxaa Dalka ka dhoofay maamulihii Talyaaniga.
Habeen badhkii 30 June 1960 waxaa dhamaaday heshiiskii 'wisaayaddii' (Trusteeship Agreement) ee xornimo gaadhsiintii Koonfurta Soomaaliya.
1 July 1960 Guddoomiyihii Golihii Shacbiga Soomaaliya, Mudane Aadan Cabdulle Cusmaan, ahaana Ku sime madaxweyne eeJamhuuriyadda cusub, ayaa Ku dhawaaqay gobonimadii Dalka, sidoo kale wuxuu Ku dhawaaqay midowgii Soomaaliya iyo Soomaaliland, oo xubnihii labada Baarliamaan ee Soomaaliya iyo Soomaaliland wadajir Ku oggolaadeen isutaag iyo sacabtun (Standing Ovation).

1 July 1960 baa Aadan Cabdulle Cusmaan loo doortay madaxweynihii Soomaaliya ee Ugu horreeyay.

Waa maxay muhiimadda 1 July ay leedahay?

Waa maalinta calanka la suray si rasmi ah oo midnimo Leh.

Waa maalinta ugu weyn xagga qaranimada Dalkeena Soomaaliya.

Waa maalin xusuus iyo sharaf u leh halgamayaashii xoriyadda iyo dadkii naf iyo maalba u huray.

Mar labaad 🎉 Hambalyo 1-da Luulyo! 🇸🇴.

🇸🇴 26 Juun – Maalinta Xorriyadda iyo midnimada🇸🇴Maanta waa maalin qaran. Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaa...
26/06/2025

🇸🇴 26 Juun – Maalinta Xorriyadda iyo midnimada🇸🇴
Maanta waa maalin qaran. Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, Waa xusuus taariikhi ah, waa bilowgii halgankii midnimo qaran.
Soomaaliya ha noolaato! Calankeennu ha sarreeyo waligii.

06/06/2025

Address

Via Roma
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gar-Joog Law Firm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share