Hiil Legal Aid

Hiil Legal Aid Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiil Legal Aid, Legal, 203, Sultan Business Park, Km4 area, Mogadishu.

Xarunta Kaalmo Sharciyeedka Hiil waxay ummada muslimiinta ah gaar ahan Umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyneysaa dhalasha...
10/03/2024

Xarunta Kaalmo Sharciyeedka Hiil waxay ummada muslimiinta ah gaar ahan Umadda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyneysaa dhalashada bisha Ramadaan.
Ramadan Mubarak dhamaantiin.

09/03/2024

Munaasabadda 8 Maarso ee maalinka Haweenka Adduunka ayaa shalay looga dabaal degay caalamka. Hiil Legal Aid oo ah Waaxda Kaalmo Sharciyeedka ee Shirkadda Hiil Law Firm waxa ay qabatay dood wadaag ku saabsan kaalinta ay haweenka sharciga bartay ka qaadan karaan difaaca xuquuqda haweenka, iyo sida ay haweenka u siin karaan aqoon kororsi iyo wacyi gelin ku saabsan xuquuqahooda aasaasiga ah si aan loogu xadgudbin.

Doodda oo halkaan ku lifaaqan waxaa ka qeyb galay 10 sharci yaqaan oo gabdho ah, kuwaas oo soo bandhigay sida ay la tahay in loo fulin karo mawaadiicda laga dooday. Hoos ka daawo dooddaas oo la soo koobay.

08/03/2024

Dood Wadaagga ku saabsan kaalinta haweenka Soomaaliyeed ee Sharci yaqaannada ah oo ay qabatay Hiil Legal Aid ayaan dhawaan idiin soo gudbin doonnaa.

Munaasabadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka ayaa ka dhacaysa dunida daafaheeda. Waaxda Kaalmo sharciyeedka Shir...
08/03/2024

Munaasabadda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka ayaa ka dhacaysa dunida daafaheeda. Waaxda Kaalmo sharciyeedka Shirkadda Hiil Law Firm waxa ay qabatay dood cilmiyeed ku saabsan kaalinta ay haweenka sharciga bartay ka qaadan karaan difaaca xuquuqda haweenka.

Doodda Hiil Legal Aid waxaa ka qeyb galay sharci yaqaanno ka dooday sida loo difaaci karo xuquuqda haweenka, korna loogu qaadi karo wacyigooda ku saabsan xuquuqaha uu sharcigu siiyay.

Hiil Legal Aid waa waaxda kaalmo sharciyeedka shirkadda Hiil Law Firm. Waxa ay bixisaa adeeg sharci bilaash ah oo isugu ...
08/03/2024

Hiil Legal Aid waa waaxda kaalmo sharciyeedka shirkadda Hiil Law Firm. Waxa ay bixisaa adeeg sharci bilaash ah oo isugu jirta tababbaro, talo bixin sharci iyo metellaadda dadka saboolka ah.

Address

203, Sultan Business Park, Km4 Area
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Legal Aid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hiil Legal Aid:

Share

Category