Avv; Abdirahman Ahmed Jeilani

Avv; Abdirahman Ahmed Jeilani Don’t compare yourself to others, and don’t feel defeated just because you haven’t reached your destination yet.

As long as you keep trying and maintain a positive mindset, you will achieve success in your own time.

30/12/2025

Am. Abuukar Baalle.

Happy😀
26/10/2025

Happy😀

13/12/2024

Dadku dhibrin ayay rabaan.!!

03/10/2024

Sheekh Usuuli.

JUMCO MUBARAK.Ducada malinta carafo;Waa salaada subax laga bilaawo illaa maqribka. Qaas ahaan duhurka illaa maqribka Xoo...
14/06/2024

JUMCO MUBARAK.
Ducada malinta carafo;

Waa salaada subax laga bilaawo illaa maqribka.
Qaas ahaan duhurka illaa maqribka Xooga saar oo ku dadaal.

Dariirarka habka Ducada loo maro xooga saar, waayo waa sababta ducooyinkada lakaaga aqbali doono Insha'Allah

INTA AADAN DUCADA BILAABIN:

Waxaa 10 jeer dhaheysaa:
سبحان الله
Waxaa hadana 10 jeer dhaheysaa:
الحمد لله
ka bacdi waxa 10 jeer dhaheysaa:
الله اكبر

Wuxuu yiri nabiga ﷺ : waxaa ku tasbiixsata Allah10 jeer.
waxana ku xamdisaa 10 jeer.
waxana ku takbirsata 10 jeer.
kadib waxa weydisata waxa u bahantahay

Waxaa dhahdaa :
أللهم إني أسألك بأني أشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد

Markuu maqalay nabiga ﷺ nin dhahayo ducadan wax uu dhahay nabiga waxa uu Allah ku weydistay magacIisa kan ugu weyn magacas oo haduu wax ku weydisto la sinayo haduu ku duceystana laga aqbalyo ducadisa .

ka bacdi ku duceyso wax walbo oo aad dooneysid iyo wax walbo oo aad rajeeneysid.

isku day markaa dhameyso duco walbo inaa dhahdid
يا حي يا قيوم

Tusaale Allahayow ii danbi dhaaf
يا حي يا قيو
Waxaan rajaynaa inaad fahmtay.

Waxaan allaha wax ku weydiisataa magacyayadiis kuwa Ugu fiican
Yacnii waxa dhaheysaa :
يارحمن ارحمني، يا رزاق أرزقني ، يا عفو اعفو عني
ku waasi waxa ay ahaayeen qaar ka mid ah asbaabaha ducada lagu aqbalo

Fg: Xasuusi walaalahaaga kale iyo asxaab Taada

06/05/2024

Manchester united😢

Snap chat ayay ka shidan tahay.😃Avv; Abdirahman Ahmed Jeilani
06/05/2024

Snap chat ayay ka shidan tahay.😃
Avv; Abdirahman Ahmed Jeilani

03/05/2024

Inaad isbadesho waa go'aan kaaga:
1. Cibaadada inaad badiso.
1. In aad aqoon raadiso.
2. In aad lacag sameyso.

Maxaad ku dari lahayd qoraalka kor ku xusan?

05/04/2024

Jumco Wanaagsan.
Ramadan Mubarak.👍

  “ Baarlamanka Somalia Ayaa Ansaxiyay mid ka mida Ajnadayashii loo fadhiyay Baarlamanka ee ugu Cuslaa ee ahaa Dastuurka...
30/03/2024

“ Baarlamanka Somalia Ayaa Ansaxiyay mid ka mida Ajnadayashii loo fadhiyay Baarlamanka ee ugu Cuslaa ee ahaa Dastuurka dalka .

Cod Taarikhda galay oo bilaa Muran iyo khilaaf ayee ku Ansaxiyeen Xildhibanada Somalia Maanta Dastuurka Dalka .

Sidee u aragtaa ?

29/03/2024

"Doqontu" dudmo iyo cadho mooye faker iyo ra'yi hadii aad isku qabataan, ma awoodo in uu faker iyo ra'yi ka duwan keeno, "Doqontu" waxay u taagan tahay shaqsi nac iyo sheed ka dirir. 😃

Maxaad ka Fahamtay Oraahdan kor ku xusan?

Address

Dabka
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Avv; Abdirahman Ahmed Jeilani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Avv; Abdirahman Ahmed Jeilani:

Share