Women Empowerment Through Legal Assistance - WEMLA

Women Empowerment Through Legal Assistance - WEMLA Women Empowering is our responsibility

Hambalyo Maalinta Hooyooyinka! Hooyooyinka qiimaha badan, waxaan idiin rajeyneynaa maalin farxad iyo raynrayn leh. Waxaa...
11/05/2025

Hambalyo Maalinta Hooyooyinka!

Hooyooyinka qiimaha badan, waxaan idiin rajeyneynaa maalin farxad iyo raynrayn leh. Waxaad tihiin laf dhabarta qoysaska, tiirka adkeysiga, iyo ilaha jacaylka aan dhammaadka lahayn. Dadaalkiina, hurnimadiina, iyo kalgacalkiina waa mid aan la qiyaasi karin. Maanta iyo mar walba, waan idiin mahadcelineynaa wax walba oo aad noo qabataan. Hambalyo mar kale!




Marka aan joogno Somalia gaar ahaan Muqdisho waxaa aan subax walba ku Soo toosnaa oo dhagaheena maqlaan dhibaatada farah...
29/09/2024

Marka aan joogno Somalia gaar ahaan Muqdisho waxaa aan subax walba ku Soo toosnaa oo dhagaheena maqlaan dhibaatada faraha badan ee loo geesanaayo HAWEENKA Somaaliyeed gaar ahaan gabdhaha Da'dooda ay ka yartahy 30 jir ma waxaan u qadanaa in cadowga bartilmaamesanaayo haweenka in uu dibada noga yimid mise uu yahay mid anaga naga mid ah oo la Soo adeegsaday si loo baabaiyo jiritaan ka Umada Somaaliyeed.

Sidii qarax korkeena ugu dhacaaye oo u arkeenay haldoorkeeni o lasii Asayo ayaa waxa ay Nala noqotay mid iska caadi ah oo an Halka Malin ugu horeso u qiiroono kadibne an waxba Laga qaban .
Mida hada so'socotana ma sidaas ayaa sugnaa? mise wax UN ayaa ka qaban karnaa.

Hada dhacdooyinka ugu danbeyay an xusno waxa jirtay In shalay Gabar yar wajigeeda si arxan daro ah loo galay oo dhibaato logu geestay Muqdisho dhaxdeda taas oo xita qof hadal haayo Adan arkeenin

Midklene manta Gabar yar 5 jir ah hooyaded dugsi u dirsatay oo wax ay galabsatay jirin ayaa si arxan daro ah dabaq 6 biyaano ah Laga so tuuro

Ma waxaa dhihi karnaa dowlada ayaa hoosheedi gabtay oo aan wax raad raac ah ku samenin dhibatadan kusoo badatay dalka ?

Mise waxaa dhihi karnaa waxaa wadanka kuso batay dadka qaba cudurada maskaxda oo damiir iyo miirba lahayn?

Hadii ay sidaan kusii socoto o indhaha an ka fiirsano dhibatadan waxaa dhici karta in dhamaaanteen aan noqono dad maskxiyan dhintay oo waxba kaso qaad lehen.

Waxaan rajayneenaa hay'adaha ku shaqada leh arimahan in ay baaritaan sameeyaan si ugu yaraan loo ogaado dhibaatada mesha taalo oo xal loogu helo.

SALAAM.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Soomaaliya
Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha -Mwhrd

Marka laga hadlayo micnaha awood siinta Haweenka, waa macno aad u weyn oo inta badan si khaldan loo fahmo, haddaba Maqaa...
29/09/2024

Marka laga hadlayo micnaha awood siinta Haweenka, waa macno aad u weyn oo inta badan si khaldan loo fahmo, haddaba Maqaalkan xiisaha leh ee ay qortay Khadra Said Butugey wuxuu sharxayaa si faahfaahsan kaaga sheekayn doona awoodda siinta haweenka micnaheeda guud.

๐–๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ค๐š ๐จ๐ ๐จ๐ฐ ๐ฐ๐ž๐›๐ฌ๐ข๐ญ๐ž-๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐š๐ฆ๐š ๐›๐ฅ๐จ๐ ๐ ๐ž๐ž๐ง๐ง๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›! ๐Š๐š ๐š๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š.




MEANING OF WOMEN EMPOWERMENT Meaning of Womenโ€™s empowerment Womenโ€™s empowerment (or female empowerment) may be defined in several ways, including accepting womenโ€™s viewpoints, making an effort to seek them and raising the status of women through education, awareness, literacy, and training. Wo...

Awoodsiinta haweenka waa furaha horumarka bulshada. Maqaalkan xiisaha leh oo ay qortay Khadra Said Butugey  Wuxuu sharxa...
28/09/2024

Awoodsiinta haweenka waa furaha horumarka bulshada. Maqaalkan xiisaha leh oo ay qortay Khadra Said Butugey Wuxuu sharxayaa sida waxbarashada, wacyigelinta dhaqanka, iyo fursadaha dhaqaalle ay u bedeli karaan doorka haweenka oo ay u abuuri karaan isbeddel waara.

Sidoo kale, waxaan dhammaan hablaha Soomaaliyeed ka rajaynayaa in ay nagula soo biiraan ๐–๐„๐Œ๐‹๐€ oo ay qayb ka noqdaan safarkan aan ku xoojinayno xaquuqda haweenka, iyadoo aan bixinaynno taageero sharci, awoodsiin, iyo u doodid si loo xaqiijiyo xuquuqda iyo horumarka haweenka.

๐–๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ค๐š ๐จ๐ ๐จ๐ฐ ๐ฐ๐ž๐›๐ฌ๐ข๐ญ๐ž-๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐š๐ฆ๐š ๐›๐ฅ๐จ๐ ๐ ๐ž๐ž๐ง๐ง๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›! ๐Š๐š ๐š๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š.

https://wemla.org/blog-rights-for-women-in-islam/



15 Rights for Women, in Islam ONE: Women are to be educated. โ€œAcquisition of knowledge is binding on all Muslims [both men and women without any discrimination].โ€ โ€“ (Ibn Mฤjah) โ€œSome women requested the Prophet (peace and blessings upon him) to fix a day for them as the men were taking all ...

Hambalyo, Hambalyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ waa maalintii ๐ฑ๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š iyo ๐Œ๐ข๐๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š Ummadda Soomaa...
30/06/2024

Hambalyo, Hambalyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐Ÿ-๐๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ waa maalintii ๐ฑ๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š iyo ๐Œ๐ข๐๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š Ummadda Soomaaliyeed.
Sanadkaan kiisa kale Alle hanugu gaarsiiyo Soomaaliya oo nabad, iyo barwaaqo ah Alle idankii ๐ŸŽ‰๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Salaam,Sanad guuro wacan dhamaan umada somaliyeed waxaan u dabaal dageenaa maalinka Dhidibada loo taagay calankeena cawa...
25/06/2024

Salaam,

Sanad guuro wacan dhamaan umada somaliyeed waxaan u dabaal dageenaa maalinka
Dhidibada loo taagay calankeena cawaale oo ay inoo soo hoyatay guushii gowanimo doonka 26 Jun 1960 maalin Aad nagu weyn

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

we are Celebrating the beauty of your love and the grace of your heart." Happy mother's day
12/05/2024

we are Celebrating the beauty of your love and the grace of your heart." Happy mother's day



Mahad guud iyo mid gaar ah waxa ay u sugnaatay Allah subxana watacalaa oo si nabad ah nagu gaarsiiyey bilashada bisha so...
09/04/2024

Mahad guud iyo mid gaar ah waxa ay u sugnaatay Allah subxana watacalaa oo si nabad ah nagu gaarsiiyey bilashada bisha soonfur waxaan umada Islaamka gaar ahaan Somaliya la qaybsaneynaa farxada munasabada ciidul fidriga anago leh farxad ku ciida.





Afur wanaagsan maalinta 12aad ee Ramadan.
22/03/2024

Afur wanaagsan maalinta 12aad ee Ramadan.

Maalinta 10aad ee Ramadan, waxaa mahad u sugnaatay Allah. Rabiyow 10 dhaxe kuwii ka faaโ€™ideysto naga yeel,cibaadad iyo x...
20/03/2024

Maalinta 10aad ee Ramadan, waxaa mahad u sugnaatay Allah. Rabiyow 10 dhaxe kuwii ka faaโ€™ideysto naga yeel,cibaadad iyo xuskaaga kuwii ku dadaalo laga yeel ๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป

Maalinta 9ad ee Ramadan, Rabiyow ducadeena iyo acmasheena wngsn naga aqbal adigaa Maalik ah ๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป
19/03/2024

Maalinta 9ad ee Ramadan, Rabiyow ducadeena iyo acmasheena wngsn naga aqbal adigaa Maalik ah
๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป




Maalinta 8aad ee Ramadan, Rabiyow waxaan cunadii biyahii iyo dhamaan inta dheef laquuto ka soomay fadligaaga waxaana ku ...
18/03/2024

Maalinta 8aad ee Ramadan, Rabiyow waxaan cunadii biyahii iyo dhamaan inta dheef laquuto ka soomay fadligaaga waxaana ku afuraynaa fadligaaga Rabiyow ducadeena aqbal adigaa Maalik ah
๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป




Address

Mogadishu

Telephone

+252614020745

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Women Empowerment Through Legal Assistance - WEMLA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Women Empowerment Through Legal Assistance - WEMLA:

Share

Category