𝐀𝐝𝐯 𝐀𝐥𝐢 𝐌𝐚𝐝𝐤𝐞𝐲

𝐀𝐝𝐯 𝐀𝐥𝐢 𝐌𝐚𝐝𝐤𝐞𝐲 𝙇𝙖𝙬𝙮𝙚𝙧 𝙖𝙣𝙙 𝙇𝙚𝙜𝙖𝙡 𝘼𝙙𝙫𝙞𝙨𝙤𝙧 𝙩𝙤 𝙩𝙝𝙚 𝙈𝙞𝙣𝙞𝙨𝙩𝙚𝙧 𝙤𝙛 𝙎𝙩𝙖𝙩𝙚

20/03/2026
13/03/2026

اللهم تقبل منا صلاةَ الليل، وبلغنا ليلةَ القدر، ووفقنا لقيامها إيمانًا واحتسابًا 🙏

28/02/2026

Allow Guusha ka dhig dhanka Iran 🇮🇷

16/01/2026

Xiriirka kadhaxeeya hogaamiyaha iyo jeeska(chess ♟️). See more.......

10/01/2026

Qareen ahaan, guusha ugu weyn waa marka dadaalkaaga adag iyo hawshaada sharci ay sabab u noqdaan in qof eedeysane ah uu dib u helo xorriyaddiisa. ⚖️🇸🇴

Badbaadada dalku 🇸🇴 kuma timaaddo hanti iyo xoog, ee waxay ka dhalataa feker miyir leh, maskax daacad ah, iyo hoggaan ar...
06/01/2026

Badbaadada dalku 🇸🇴 kuma timaaddo hanti iyo xoog, ee waxay ka dhalataa feker miyir leh, maskax daacad ah, iyo hoggaan aragti dheer leh ♟️

Siyaasiga maanta waa kan kugu qancin kara in kursigaan aad si raaxaleh ugu fadhin kartid.
19/12/2025

Siyaasiga maanta waa kan kugu qancin kara in kursigaan aad si raaxaleh ugu fadhin kartid.

15/11/2025

U guursada labo labo, sesax sesax ama afar afar, lkn hadaadan u cadaalad sameynkarin ku ekaada mida maalkiina hanatay.

15/11/2025
15/11/2025

nisa, aayada 10aad: Hadaan si dulmi ah u cuno xoolaha (maalka) agoonta waxay ka dhigan tahay annagoo cuneyna deb naar ah.

🙏🙏🙏 🙏🙏🙏

07/09/2025

Allow gafkeena iyo geerideena ha kulminin 🙏

Address

Mogadishu

Telephone

+252618304184

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝐀𝐝𝐯 𝐀𝐥𝐢 𝐌𝐚𝐝𝐤𝐞𝐲 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category