Jubasom Travel Agency and cargo

Jubasom Travel Agency and cargo MACAMIIL KUSOO DHAWAAW JUBASOM TRAVEL AGENCY OO AAD KA HELEYSO TICKET DALKA IYO DIBADA IYO VISA QIIMO JABAN.

WADAMADA VISOYINKOODA AAD NAGA HELI KARTO WAXAA KAMIDA
MASAR
KENYA
UGANDA
SOUTH SUDAN
TANZANIA
QATAR
SAUDI ARABIA
IYO KUWO KALOO BADAN

12/08/2025

ku Xidhnaaw JUBASOM TRAVEL AGENCY oo Horay usoo Gaar Xarunteeda oo ay diyaar kuugu yihiin Howlwadeeno Heegan u ah u' adeegidda Macaamiishooda iyo Xalinta Baahidooda Safar.

waxaan sidoo kale Xarumo kuleenahay , , iyo .

MACMIIL QANCINTAADU WAA FARXADEENA

is the Most

Nagala soo Xariir Telephone Number:
Mogadishu: 61 3569794

08/04/2025

Jubasom Travel Agency and cargo jaar la noqo oo safarkaaga raaxo hala jaar noqde

Ramadan Mubarak.
28/02/2025

Ramadan Mubarak.

16/11/2024
02/10/2024

Maku fikirte inaad cafimaad u aado dalka India ama walidkaaga oo xanunsan ma rabta inaad ugu ka xeyso caafimad dalka India hadaba Jubasom Travel Agency waxay kaa cawinaysa helitaanka Visa & Ticket qiimo jaban laguugu so saarayana waqti aad uyar.
Waxaad nagala soo xariiri karta Whatsapp Numberka hoos ku xusan: 61 3569794

29/09/2024

Jubasom Travel Agency waxay kuu sahleysa safaradaada dibada iyo dalka gudahiisa sidoo kale waxay kuu fududaynaysa helitaanka visa/ dalku galka wadamada caalamka sida:
Masar aan kuso sarayno 15 maalin.
Kenya aan kuso sarayno 1 maalin.
Tanzania aan kuso sarayno 15 maalin.
Uganda aan kuso sarayno 3 maalin.
Sidoo kale waxaan ku heleyna Ticket dibada iyo dalka gudahiisa.
Si aad safar qiimo jaban ah iyo raaxo leh ugu safarto si dhaqsi ah usoo gaar Jubasom Travel Agency.
Nagala soo Xariir whatsapp Numberka hoos ku xusan: 61 3569794

01/09/2024

Jubasom Travel Agency waxay diyaar idiinla tahay Adeegyo Duulimaad oon Hakad iyo Daahid lahayn, Anaga oo kuugu adeegi doona Waqti kooban iyo Qiimo yar oo kuraali Galiya. wixii Faah faahin ah Nagala soo xariir whatsApp: 61 3569794.

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Axmed Maxamad Macaane, Sharmake Said Abshir, Aliseed Maha...
21/08/2024

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Axmed Maxamad Macaane, Sharmake Said Abshir, Aliseed Mahamuud, Abdiwali Abyan, Abuu Maajid Ahmed, Qasaaye Suleyman, Abdirizak Man U, Hassan Abdi Hassan Adde, Faati Sheikh, Farah Haji Jabuti, Cali Shiine Abuu Xusni, Maxamed Xasan, Hon Gulled Yardi, Eng-cumar Afrikaan, Maxamed Cilmi, Garaad Salmaan, ራህመቱ ከላይነዉ, Faarax Macalim Hiraabe, Sharmarke Abdi Yare, EnG-Adan Muse, Ramadan Shiiq Ramadaan, Abdikadir Ahmed Raage, Abdisalam Isse Mohamud, Axmed Zaki Cisman, Osman Mohamed Nuur, Dhuubane Cabdulahi Xaaji Aadam, Mohammed Omar Ali, Prince Siska Ali Dahir, Abdinasir Suldaan Muuse, Mohamed Abdullahi Hassan, Mohamed Sharmaarke Aaden, Abdinasir Mohamed, Yúų ßęźànį, Hashim Cadde, Ahmed Hajji Muse, Aden Maalim Gabow, Abdihakin Ali, War Sugan Abshir Saxafi, Hussien Dhaakul, Hassan Somfa Muqdisho Kaafi, Iqro Maxamuud, Xamaada Carab, Abdirahman Haji Gandaf, Cisman Ka Sanadka, داود سيد على, Abdirizak Al Cadaala, Yuusuf Xuseen, Maxamed Deeq, Ahmed Ibrahim Abdullahi, Mohandis Mufakir Maxed

𝐌𝐀𝐂𝐌𝐈𝐈𝐋 𝐉𝐔𝐁𝐀𝐒𝐎𝐌 𝐓𝐑𝐀𝐕𝐄𝐋 𝐀𝐆𝐄𝐍𝐂𝐘 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲  𝐡𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐉𝐞𝐞𝐫 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐲𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐤𝐮𝐫𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐆𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.𝐌𝐚𝐫𝐧𝐚𝐛𝐚 𝐇𝐚𝐤𝐚 𝐇𝐚...
18/08/2024

𝐌𝐀𝐂𝐌𝐈𝐈𝐋 𝐉𝐔𝐁𝐀𝐒𝐎𝐌 𝐓𝐑𝐀𝐕𝐄𝐋 𝐀𝐆𝐄𝐍𝐂𝐘 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐉𝐞𝐞𝐫 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐲𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐤𝐮𝐫𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐆𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

𝐌𝐚𝐫𝐧𝐚𝐛𝐚 𝐇𝐚𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐛𝐬𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐍𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐨𝐪𝐚𝐭𝐨 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐨𝐨𝐝 𝐍𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐭𝐨 𝐁𝐚𝐚𝐡𝐢𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐃𝐚𝐚𝐟𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐮𝐧𝐢𝐝𝐚.

𝐰𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐧𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐓𝐞𝐥𝐥: 61 3569794

Address

Wadada Sodonka
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubasom Travel Agency and cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Jubasom Travel Agency and cargo:

Share