Hussein Ahmed Sheikh

Hussein Ahmed Sheikh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hussein Ahmed Sheikh, Mogadishu.

10/12/2025

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

Beerta Al-Ahsa oo ku taalla gobolka Al-Ahsa ee Bariga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, qiyaastiina 60 km u jirta magaalada...
10/08/2025

Beerta Al-Ahsa oo ku taalla gobolka Al-Ahsa ee Bariga Boqortooyada Sacuudi Carabiya, qiyaastiina 60 km u jirta magaalada Dammam iyo gacanka cadmeed, ayaa noqotay beerta timirta ee ugu weyn adduunka. Beertan ayaa leh in ka badan 2.5 milyan oo geed-timireedda, taas oo ku fidsan dhul cabbirkiisu dhan yahay 85.4 kiiloomitir oo laba jibbaaran. Beertan waxaa si dabiici ah u waraabiya in ka badan 280 ceel-biyood (artesian wells), taasoo u sahashay inay beertani cagaarnaato sannadka oo dhan.

Al-Ahsa ayaa leh taariikh fog iyo dhaqan qani ah, iyadoo weli laga dareemayo goobtani noloshii miyiga ee dhaqato-beeraleyda ahayd. Sanadkii 2020-ka, Guinness World Records ayaa u aqoonsatay in ay tahay beerta timirta ee ugu weyn ee caalamka ku taal, halka UNESCO ay ku dartay liiska dhaxal-dhaqaneedka caalamiga ah.

RAAD BAAY

17/07/2025

inta salaada subax tukatay ayaa salaamaa

Asalaamu caleykum umadda muslimiinta ah qaar ahaan umadda soomaaliye meel kata dunida kajoogaan waxaan idin leeyahay Ram...
22/03/2023

Asalaamu caleykum umadda muslimiinta ah qaar ahaan umadda soomaaliye meel kata dunida kajoogaan waxaan idin leeyahay

Ramadaan mubaarik

Allahayow soonka caafimaad naga gaarsiyo  nagadhig kuwii kafaaideysey
03/03/2023

Allahayow soonka caafimaad naga gaarsiyo nagadhig kuwii kafaaideysey

Caalimka weynaa sheikh muuse cade ayaa ka soo qeyb galey shirkii culimada soomaaliyeed oo lagu gabtey mugdisho
27/01/2023

Caalimka weynaa sheikh muuse cade ayaa ka soo qeyb galey shirkii culimada soomaaliyeed oo lagu gabtey mugdisho

23/01/2023
92 minute waa Goolka Guusha xanuun badan
22/01/2023

92 minute waa Goolka Guusha xanuun badan

Asc chunco  wanaagsan Asxaapta aan ku saaxibney facebook
06/01/2023

Asc chunco wanaagsan Asxaapta aan ku saaxibney facebook

Address

Mogadishu

Telephone

+252624521011

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hussein Ahmed Sheikh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hussein Ahmed Sheikh:

Share