Gudoomiyaha Dhalinyarada Beesha Waanjeel

Gudoomiyaha Dhalinyarada Beesha Waanjeel Gudoomiye Ali Shuib Hussein

Mr Ali Somali ๐Ÿซ‚

23/08/2024

Asc walaalaha kuxeren bartaan
Jumca mubarak
SUBAX WANAGSAN

ุงู†ุงู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† *Waxaan halkaan oogu tacsiyeynayaa gashaale dhaxe Aadan Biit dhamaan qowmiyadda Digil iyo Mirifl...
04/05/2024

ุงู†ุงู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

*Waxaan halkaan oogu tacsiyeynayaa gashaale dhaxe Aadan Biit dhamaan qowmiyadda Digil iyo Mirifle gaar-ahaan Beesha Lugaay sidoo kale ehelka iyo qaraabada marxuumka oo dhamaanteena naga baxay*

*Waxaan sii gaar ah fariin tacsiyo halkaan u marinayaa walaalkey Gudoomiye BEESHA LUGAAY Ibraahim Isaaq Cali (Boorow)*

*ุฃู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู‡ ูˆุงุฑุญู…ู‡ ูˆุนุงูู‡ ูˆุงุนู ุนู†ู‡ ูˆุฃูƒุฑู… ู†ุฒู„ู‡ ูˆูˆุณุน ู…ุฏุฎู„ู‡ ูˆุงุบุณู„ู‡ ุจุงู„ู…ุงุก ูˆุงู„ุซู„ุฌ ูˆุงู„ุจุฑุฏ ูˆู†ู‚ู‡ ู…ู† ุงู„ุฐู†ูˆุจ ูˆุงู„ุฎุทุงูŠุง ูƒู…ุง ูŠู†ู‚ู‰ ุงู„ุซูˆุจ ุงู„ุฃุจูŠุถ ู…ู† ุงู„ุฏู†ุณ*

26/03/2024

Kulan Doco, Qurโ€™aan Akhriis isugu jirey ayaa Xaley Magaalada Baydhabo loogu sameeyey Allah Unaxriiste Malaaq Ali Abdiraxmaan Ahmed (Ali Shiino) oo ahaa Malaaqa Guud ee Beesha Waanjeel oo Dhowaan geeriyoodey

ุฅู†ุงู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡  ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู† ู„ู„ู‡ ู…ุงุงุฎุฐ ูˆู„ู‡ ู…ุงุงุนุทู‰ ูˆูƒู„ ุดูŠุก ุนู†ุฏู‡ ุจุงุฌู„ ูˆู…ุณู…ู‰ ๐Ÿ˜ญinaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun, Alha u...
23/03/2024

ุฅู†ุงู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
ุงู† ู„ู„ู‡ ู…ุงุงุฎุฐ ูˆู„ู‡ ู…ุงุงุนุทู‰ ูˆูƒู„ ุดูŠุก ุนู†ุฏู‡ ุจุงุฌู„ ูˆู…ุณู…ู‰ ๐Ÿ˜ญ
inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun, Alha u naxriiso. Magaalada. Muqdisho. isbitaalka somaali suudanees. Waxaa Xalay ku geeriyooday. Malaaqi guud ee beesha Beelweynta Waanjeel malaaq. Ali Abdirahmaan Ali (ali shiino). Ehladii iyo qaraabadii ku geeriyooday. Samar iyo iimaan alaha naga wadasiiyo. Wuxuu Ahaa Nin u soo halagemay. Koonfarta Beel ahaan iyo Somali weynba , Qabrigiisa alaha u waasiciyo. Janadi firdowasa alaha Ka waraabiyo horteena alaha cafiyo. Gedaashiisa ilaahay namafidneyo. Wuxuu geeriyooday. Bil barakeysan Ee Ramadaan ๐Ÿ˜ญ๐ŸŒ™

Hampaliyo hampaliyo Waxaan halkaan ugu hambalyeynayaa Maamulka cusub ee kumeel gaarka ah muda xileedkiisu yahay 6bil kas...
18/03/2024

Hampaliyo hampaliyo

Waxaan halkaan ugu hambalyeynayaa Maamulka cusub ee kumeel gaarka ah muda xileedkiisu yahay 6bil kasoo ku yimid wadatashiyo iyo Kulamo badan oo ay yeesheen gudoomiyaasha dhalanyarada beelaha D&M ee gobolka banaadir wada tashigii ugu horeeyey ee uu bilaabey Gudoomiyeha Midowga Dhalinyarada beesha [ Hariin mudane salmaan]

Dhamaan Xubnaha Maamulka ku meel gaarka ah Waxaan rajaynayaa in aad u shaqayn doontaan si wadajir ah aadna u hogaasami doontaan Dastuurka Midowga.
Sidoo kale aad soo dhamaystiri doontaan Xubnaha Maamulka ka dhiman.

Sii gaar ah Anaga ka beesha waanjeel ahaan waxaa sharaf inoo ah inuu hirgalay aragtidii aan hormuudka u aheen gogoshii ugu dambeysay ee uu dhiknay Gudoomiyaha dhalinyarada beesha waanjeel [ ]
dhamaan gudoomiyaasha dhalanyarada beelaha Digil iyo Mirifle.

HAMBALYO.๐Ÿ™๐Ÿป

Waxaa Xalay sinabad iyo guul noogu soo dhamaaday shirka wada tashiga ee Gudoomiyaasha  Dhalinyarada Beelaha D&M, Wajigii...
09/03/2024

Waxaa Xalay sinabad iyo guul noogu soo dhamaaday shirka wada tashiga ee Gudoomiyaasha Dhalinyarada Beelaha D&M, Wajigiisa 5aad, Kulankaan waxaa taaba galiyay Gudoomiyaha Dhalinyarada Beesha yantaar Godoomiye Qeys Qarni,
Hadafkeenu waa Midnimo Wadajir.guuuul Iyo gobanimo

Waxaa Xalay si nabad ah inoogu dhamaaday Wajiga 4aad, Kulanka Wada Tashiga Dhalinyarada D&M EEG/BANAADIR, Kulanka waxaa ...
02/03/2024

Waxaa Xalay si nabad ah inoogu dhamaaday Wajiga 4aad, Kulanka Wada Tashiga Dhalinyarada D&M EEG/BANAADIR, Kulanka waxaa taaba galiyay Gudoomiyaha, Dhalinyarada Beesha Tuni
Aweys Shariif,

Dhalinyaradu waa Awoodda Qaranka iyo Deegaanka waxaa hiigsanaa Guul iyo Midnimo

Waxaan halkaan ugu mahadcelinayaa walaalkey gudoomiye GUUD DHALANYARADA  BEESHA ASHARAAF           oo taaba-galiyey gogo...
25/02/2024

Waxaan halkaan ugu mahadcelinayaa walaalkey gudoomiye GUUD DHALANYARADA BEESHA ASHARAAF oo taaba-galiyey gogosha saddexaad ee gudoomiyaasha dhalinyarada D&M

Anaga ka beesha waanjeel ahaan sharaf noo ah inuu hirgalo

20/02/2024

Dardaarin dhalinyaro
Dhalinyaroy

20/02/2024

Dardaarin dhalinyaro
Kaca dhalinyaro

Asc  dhamaan dhalinyarada beesha waanjeel waxaa maanta aan  ka qeeb galay  shir ay iskugu yimaanayeen dhamaan gudoomiyaa...
17/02/2024

Asc
dhamaan dhalinyarada beesha waanjeel waxaa maanta aan ka qeeb galay shir ay iskugu yimaanayeen dhamaan gudoomiyaasha ururada beelaha D&m waxaana shir ga doominayay gudomiyaha guud ee dhalinyarada D&m ee gobolka banaadir,
Ajandaha maanta lisku yimid oo la,isla meel dhigay wuxuu ahaa

1-Isbarasho

2-sida loo mideen lahaaa ururada kadhisan D&m gobolka banaadir

3-Dhisida gudi ka shaqeenaaya diyaarinta dastuur iyo xeer hoosaadka ururada D&m ee gobolka banadir ,

Walalayaal anigoo ah gudomiyaha aad wakiilateen meeshaasina idinku matalayey
Mahadsanidiin๐Ÿ™๐Ÿผ

Address

Mogadishu
617372182

Telephone

+252617372182

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudoomiyaha Dhalinyarada Beesha Waanjeel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gudoomiyaha Dhalinyarada Beesha Waanjeel:

Share