08/10/2023
Ogeysiis Muhim ah
Dhamaan Ardada Jecel Barashada Nursinga waxaa la ogeysiinayaa in Jaamacadda Xamar ay qaadanayso arday cusub oo *Diploma in Nursig*
Shift: Part Time
wixii faah faahin ah kala xiriir
Info: 0615750749/0614458577
_____________
University