28/04/2026
maxaa llola jeedaa Sharciyan?
Waxaa loola jeedaa haddii maxkamad h**e u go’aamisay arrin Maxkamadaha kale ama isla maxkamaddaas waa inay raacaan go’aankaas marka xaalad la mid ah timaado.
Noocyada Stare Decisis
1. Binding Precedent (Qasab ah)
Maxkamadaha hoose waa inay raacaan:
Go’aamada maxkamadaha ka sarreeya
2. Persuasive Precedent (Talo ah)
Maxkamaddu way tixgelin kartaa Go’aamo kale (dalal kale ama maxkamado la mid ah Laakiin khasab ma ah.
Su,aal???
1. Ma sheegi kartaa Xeerarkeena Qodob cadeeynaayo Arrintan?
2. Maxkamadaheena maku dhaqmaan haduu jiro xeerkaan?
3. Ka qareen ahaan ama xeerl ilaalin weligaa ma tijaabisay?