Legal Guide Somalia

Legal Guide Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Legal Guide Somalia, Legal Service, Hamar Weyne, Via Roma, Mogadishu.

Legal Guide Somalia is a Non governmental organization that's working in Somalia with the aim of legal guide (information & Analysis), legal Services and access to justice by using technology.

My Article: Soomaaliya, hannaanka dowladnimada Somalia ee maanta waa mid ku yimid dib u heshiisiin iyo wada xaajoodyo si...
03/12/2023

My Article:
Soomaaliya, hannaanka dowladnimada Somalia ee maanta waa mid ku yimid dib u heshiisiin iyo wada xaajoodyo siyaasadeed oo muddo dheeraad ah soo socday ugu danbayntiina soo gaaray heerkan aan ku naalooneno, sas ay tahayna wali sharciyadeena ay wali qabyo tahay.

Waxaan kula wadaagaya Maqaal aan ka qoray oo aan ugu hadlaayo: *Hannaanka Dib-u-eegista Dastuurka KMG: Caqabadaha Iyo Guulaha.!*

Halkan ka aqriso:
👇👇👇

Soomaaliya, hannaanka dowladnimada Somalia ee maanta waa mid ku yimid dib u heshiisiin iyo wada xaajoodyo siyaasadeed oo muddo dheeraad ah soo socday ugu danbayntiina ku soo gabagaboobay shirkii Mb…

Brian Mwenda oo mudo ku qaraabanayay xirfada qareenimo si been abuur ah ayaa waxa xiray Mas’uuliyiinta Kenya. Brian ayaa...
14/10/2023

Brian Mwenda oo mudo ku qaraabanayay xirfada qareenimo si been abuur ah ayaa waxa xiray Mas’uuliyiinta Kenya. Brian ayaa si been abuur ah isku soo bandhigay inuu yahay Qareen ka tirsana qareenada Kahowl gala maxkamadaha kenya.

Brian Mwenda ayaa Garsoorayaasha Maxkamadda Sar, iyo Garsoorayaasha Maxkamadda Racfaanka hortooda kaga dooday 26 kiis asigo difaacayo. Wuxuuna ku guuleystay dhammaan 26 kiis ka hor inta aan la xirin.

Ka waran hee Waa la qarabanoya lol.

Address

Hamar Weyne, Via Roma
Mogadishu
252

Telephone

+252610887288

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Legal Guide Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category