26/05/2025
Bahda Jecel Barashada Suuq Crypto-currencyga waxaan ku war galineynaa in Course 1 Bil oo free ah aan bilaabi doono 5/6/2025 kaas oo ku Baxaayo Habka online ee Zoomka
Wixii Warbixin ama Diiwangalin ah nagala Soo xiriir Lambarada kala ah: 0615-511578 iyo 0770298655