28/12/2025
Qareen Zakariye Ismaaciil ayaa maanta gudoonsiiyay buugga XEERBEEG, Shirkadda buugta ee HORN PUBLISHERS, oo ay metalaayeen Qoraayaasha kala ah Qoraa sare Aw Cabdiqani Xasan Muxumed iyo Qoraa, Bare sare Daahir Jayte, intaas kadib Qareenka ayaa boogaadiyay shirkadda HORN PUBLISHERS oo shaqa wanaagsan kuso kordhisay bahda akhriska iyo Qoraalka ee jooga dalka iyo dibaddiisa.