Ururka Qareennada Hirshabelle Somalia

Ururka Qareennada Hirshabelle Somalia Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Qareennada Hirshabelle Somalia, Legal, 0611204025, Jowhar.

Ciid wanagsan dhamaan umada muslimka oo dhan
20/03/2026

Ciid wanagsan dhamaan umada muslimka oo dhan

Gudoomiyaha ururka Qareenada Hir Shabeelle
16/12/2025

Gudoomiyaha ururka Qareenada Hir Shabeelle

10/11/2025

Caleema saarka :Guddoomiyaha Cusub ee ururka qareenada Hirshabelle oo Jowhar lagu caleeema saaray.

20/08/2025
17/08/2025

Waxaan si cad u caddeenaynaa in doorasho kasta oo aan loo marin habraac sharci ah, isla markaana aan loo dhamayn, talo iyo xuquuq wadaag ahayn, ay tahay sharci-darro.

Midowga Qareennada Dowlad-goboleedyadu wuxuu ku baaqayaa:

✅ Doorasho loo dhan yahay.
✅ Doorasho lagu kalsoonaan karo.
✅ Doorasho ay ka qayb galaan dhammaan Qareennada Soomaaliyeed oo ay ka mid yihiin Qareennada Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka.

Waxaan ku baaqeynaa doorasho loo dhan yahay, lagu kalsoonaan karo, loona siman yahay, si dhammaan Qareennada Soomaaliyeed ay xaq ugu yeeshaan tartan, cod iyo ka-qaybgalka dhismaha Ururka Qareennada Soomaaliyeed.

• Ururka Qareennada Koonfur Galbeed.
• Ururka Qareennada Galmudug.
• Ururka Qareennada Puntland.
• Ururka Qareennada Hirshabelle.
• Ururka Qareennada Jubaland.

12/01/2025

Asc sanadkaan 2025 mid kheyrbadan allah inooga dhigo wuxuu gudoomiyaha Ururka Qareennada Hirshabelle Somalia la dardaarmay qareennada in si hofan loogu adeego bulshada hirshabelle lana aado degmo iyo gobol meel kasto ee maxkamadda ku taalo mahadsanidiin qareennada sharafta badan

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN              Ururka Qareennada Hirshabelle  Somalia  waxa ay tacsii tiiraanyo l...
20/10/2024

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Ururka Qareennada Hirshabelle Somalia waxa ay tacsii tiiraanyo leh u dirayaan Gudomiye Bilaal Abdi Kadir Hasan,oo hooyadii Binti Muuse Mahdi,ay geeriyootay Muqdisho.
Waxaan Marxuumada Alle (SW) uga baryaynaa inuu janadiisa Firdowsa ka waraabiyo,Eheladii iyo Qoysaskii ay ka geeriyootayna samar iyo imaan Allah ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin

Address

0611204025
Jowhar

Telephone

+252611204025

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Qareennada Hirshabelle Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ururka Qareennada Hirshabelle Somalia:

Share

Category