Gar-maal Public Notary

Gar-maal Public Notary Ka soo horjeedka albaabka waqooyi Bari ee Masjidu Jaamaca Hargeisa.

Jimce wannaagsan! ha ilaabin saliga nebiga ﷺ
13/11/2025

Jimce wannaagsan! ha ilaabin saliga nebiga ﷺ

FOOMKA CADDAALADDA: halkan waxaad ka helaysaan Form-ka Caddaaladda ee kala wareejinta hantida guurtada iyo Ma-guurtada a...
10/07/2025

FOOMKA CADDAALADDA: halkan waxaad ka helaysaan Form-ka Caddaaladda ee kala wareejinta hantida guurtada iyo Ma-guurtada ah sida:

-Dhulka ,
-Guryaha iyo
-Gaadiidka.

Kusoo dhawaw, GARMAAL PUBLIC NOTARY oo aad ka helayso dhamaan adeegyada Sharciga sida: -kala wareejinta hantida guurtada...
09/07/2025

Kusoo dhawaw, GARMAAL PUBLIC NOTARY oo aad ka helayso dhamaan adeegyada Sharciga sida:
-kala wareejinta hantida guurtada iyo Ma-guurtada.
-Qorista Heshiisyada iibka sida: Garyaha, Gaadiidka, Dhulka iwm.
-Wakaaladaha sharciga ah.
-Heshiisyada laba geesoodka ah: kirooyinka guryaha iyo gaadiidka.

Address

Waqooyiga Dawlada Hoose Ee Hargeisa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gar-maal Public Notary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category