Daariq Travel Agency

Daariq Travel Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daariq Travel Agency, Passport and visa service, https://maps. apple. com/?ll=9. 558553, 44. 066558&q=Marked%20Location&t=h, Hargeisa.

Daariq Trave Agency is your trusted partner for reliable travel visa,ticket booking, and passporthttps:// tiktok.com/.travel.age https://www.youtube.com/

🌙 Ciidul Fitr Mubaarak ✨Shirkadda DAARIQ TRAVEL AGENCY waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaysaa macaamiisheeda shara...
19/03/2026

🌙 Ciidul Fitr Mubaarak ✨
Shirkadda DAARIQ TRAVEL AGENCY waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaysaa macaamiisheeda sharafta leh munaasibadda barakaysan ee Ciidul Fitr.
Waxaan Alle ka baryaynaa inuu naga wada aqbalo Soonkii, Salaaddii, iyo dhammaan cibaadadii aan soo gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadaan, hana inagu gaadhsiiyo Ciido badan innagoo caafimaad qaba, nabad qaba, kana mid ah kuwa la aqbalay.
🤲 اللهم تقبل منا ومنكم الصيام والقيام، وجعل عيدنا هذا عيد خير وبركة وسعادة.
Ciid Wanaagsan dhammaan macaamiisheena, asxaabta, iyo ehelka. ✈️

Daariq Travel Agency

26/02/2026

Muctamarkuu halkeebuu ku horeynaya? || Xog siinta muctamariinta. Sheekh Ibrahim Hashim.

Daariq Travel Agency
24/02/2026

Daariq Travel Agency

24/02/2026

🌙 Sagootinta Group-ka 1aad ee Cimrada Ramadaanka 🤲

Waxaan si sharaf iyo duco leh u sagootinaynaa Group-ka 1aad ee Cimrada bisha barakaysan ee Ramadaan ee maanta u ambabaxaya Baytka Alle.
Alle ha ka aqbalo cumradooda, ha u fududeeyo safarkooda, caafimaad iyo nabadna ha ku gaadhsiiyo, hana ku soo celiyo kheyr iyo ajar badan.

Waxaan u rajaynaynaa cibaado suuban, qalbi dagan, iyo in ay ku soo noqdaan farxad iyo dembi dhaaf.
📿 Una soo duceeya dalka in ilaahay abaaraha ka saaro , dadka inta xanuunsan caafiyo , iyo dadka aanay usuura galin in ay tagaan beyt kaa barakaysan balse niyada ku haya in ay mar uun tagaan .

Daariq Travel Agency

Sheekh Cabdiraxman Cabdilahi.
24/02/2026

Sheekh Cabdiraxman Cabdilahi.

"Shirkadda Daariq Travel Agency iyo Culimadeeduba waa tiir ina ag yaala oo ilaahay ina ag dhigay, mar walbana inoo diyaa...
24/02/2026

"Shirkadda Daariq Travel Agency iyo Culimadeeduba waa tiir ina ag yaala oo ilaahay ina ag dhigay, mar walbana inoo diyaara." Badhaasab H**e, Cabdilaahi Jibriil.

"Ilaahay inuu kuu fudeydiyo baytul Xaraam, waa nimco wayn ee maaha awood xirfadeed, mid dhaqaale, mid masakaxeed iyo mid...
24/02/2026

"Ilaahay inuu kuu fudeydiyo baytul Xaraam, waa nimco wayn ee maaha awood xirfadeed, mid dhaqaale, mid masakaxeed iyo mid ilbaxnimo aad ku keentey (dadka aad dheer tahay.)" Sheekh Cismaan Cali.

"Siday dadkeenu u badan yihiin, waxay ku mashquulaan Hotel's ka iyo alaab iibsashada. laakiin haduu ilaahay fursad uu ku...
24/02/2026

"Siday dadkeenu u badan yihiin, waxay ku mashquulaan Hotel's ka iyo alaab iibsashada. laakiin haduu ilaahay fursad uu kuu siiyay inaad tagto xaramka, waxa qurux badan inaad ku mashquulin sawiro iyo Muuqaalo iwm..." Sheekh Ibraahim.

"Cumro la tago waxa ugu khayr badan bisha Ramadan" Sheekh Ibraahim Cabdisamad Hashim.
24/02/2026

"Cumro la tago waxa ugu khayr badan bisha Ramadan" Sheekh Ibraahim Cabdisamad Hashim.

24/02/2026

Muuqaal Guud. Kualnka Muctamariinta shirkadda Xajka iyo Cumrada ee Daariq Travel Agency.

24/02/2026

Dr Khadar Cali Jaamac.

24/02/2026

Cumro la tago bisha barakaysan ee Ramadan ayaa ugu fadli badan. Sheekh Ibraahim Cabdisamad Hashim.

Address

Https://maps. Apple. Com/?ll=9. 558553, 44. 066558&q=Marked%20Location&t=h
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daariq Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share