Raven Law Firm

Raven Law Firm Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Raven Law Firm, Lawyer & Law Firm, Road 1, Hargeisa.

Raven Law Firm, headquartered in Hargeisa, Somaliland, with partners in Djibouti, Ethiopia, Kenya,Turkey, South Korea, and the UK, is a leading firm recognized for its legal expertise across national, regional, and international levels.

18/05/2026

Garyaqaan Maxamed Jicsin oo shacbiweynaha Jamhuuriyada Somaliland la wadaagaya hambliyada xuska maalinta Qaran.

18/05/2026

Garyaqaan Mahad Maxamed oo shacbiweynaha Jamhuuriyada Somaliland la wadaagaya hambliyada xuska maalinta Qaran.

18/05/2026

Abuubakar Maxamed oo shacbiweynaha Jamhuuriyada Somaliland la wadaagaya hambliyada xuska maalinta Qaran.

17/05/2026

Asma Siciid Cali oo shacbiweynaha Jamhuuriyada Somaliland la wadaagaysa hambliyada xuska maalinta Qaran.

17/05/2026

Garyaqaan balqiis Ibraahim ayaa shacbiweynaha Jamhuuriyada Somaliland la wadaagtay hambliyada xuska maalinta Qaran.

17/05/2026

Garyaqaan Cabdilaahi Xuquuq oo shacbiweynaha Jamhuuriyada Somaliland la wadaagaya hambliyada xuska maalinta Qaran.

17/05/2026

Garyaqaan Maxamed Baylood ayaa shacbiweynaha Jamhuuriyada Somaliland la wadaagaya hambliyada xuska maalinta Qaran.

17/05/2026

Hambalyo dhamaan shacbiweynaha Jamhuuriyada Somaliland xuska sanadguurada 35aad ee maalinta qaranimada iyo madaxbanaanida oo ku beegan beri 18-May-2026.
Gudoomiyaha Shirkadda Adeegyadda sharciga Raven Law Firm ayaa shacbiweynaha Jamhuuriyada Somaliland la wadaagaya hambliyada xuska maalinta Qaran.

Jimce Wangsan Dhamaan macaamiisha Shirkadda Adeegyadda sharciga ee Raven Law.
08/05/2026

Jimce Wangsan Dhamaan macaamiisha Shirkadda Adeegyadda sharciga ee Raven Law.

Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa maanta Qareenadda Shirkadda Adeegyadda sharciga Raven Law Firm hadhimo sharafeed ku maamuu...
05/05/2026

Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa maanta
Qareenadda Shirkadda Adeegyadda sharciga Raven Law Firm hadhimo sharafeed ku maamuusay Hotel Maansoor ee magaladda Hargeisa.

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.Ilaahay ha u naxariisto Mujaahid Korneyl Ciise Aadan Cawaalle (Ciise Ganey) oo ku g...
01/05/2026

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Ilaahay ha u naxariisto Mujaahid Korneyl Ciise Aadan Cawaalle (Ciise Ganey) oo ku geeriyooday magaalada Hargeisa.

Marxuumku wuxuu ahaa gaashaanle sare oo ka tirsanaa ciidanka qaranka JSL, isla markaana ahaa aabaha dhalay Garyaqaan Maxamed Ciise Aadan.

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Ustaad Garyaqaan Maxamed Ciise Aadan, qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ehelkii uu ka baxay marxuumku.

Ilaahay ha u naxariisto, jannatul Firdowsana haka waraabiyo, samir iyo iimaanna haka siiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay. Aamiin.

Address

Road 1
Hargeisa
BARSAMEBUILDING,4THFLOOR,ROOM405.

Opening Hours

Monday 08:00 - 13:00
16:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 13:00
16:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 13:00
16:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 13:00
16:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 13:00
16:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 13:00
16:00 - 20:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raven Law Firm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Raven Law Firm:

Share