27/07/2025
Kuso dhawaaw Dugsiga Daarul Qiyam online
Dugsiga waxa kugu Diyaara Barayaal kaga
Haqab Tiraaya casharada si xeel dheer Hadh iyo Habeenba Inta waxa kusii dheer Dugsigu Wuxu Qadanaya 1/8/2025 Arday Cusupo Qurbaha joogta iyo kuwa Dalka jooga Yar,yar iyo waa,waynba Rag iyo Dumar Hadaba Ha mogaanina Dugsiga ka wac
+252634506958 ama 0659872455