21/11/2024
Caawa waxa mandiqada geeska afrika iyo dhamaan caalamka ka socota xuska waynaynta macalinkii qarada tan sheikh yuusuf alkawnayn -awbarkhadle waa malinka ku magac dheer jimce barkhadlaha dhaman umada musliminta waxan ugu baqaya inaysoo gadhan intii iman karta una duceyan sheekhaas diinta ina baray sidoo kale goobkasta oo ay jogan uga so duceyan si ay iskaga gudaan xaqa diimed ee uu inagu leeyahay