Garyaqaan Ludfi Mataan Hersi

Garyaqaan Ludfi Mataan Hersi Independent Politician

Independent for Change,United for Progress

06/01/2026

God Bless Israel And Somaliland גדעון סער | Gideon Saar

Dhib Kale Ma Jirte Siyaasi baanu ahayn Weliba Siyaasiga 2025 !laakin wa shakhsi dadki h**e ka hadhay oo Original ah saba...
29/10/2025

Dhib Kale Ma Jirte Siyaasi baanu ahayn Weliba Siyaasiga 2025 !

laakin wa shakhsi dadki h**e ka hadhay oo Original ah sababtaas ban ula yara yaabnay

Garyaqaan Ludfi Mataan

29/10/2025

Weli Gudoomiye Maxamuud Xaashi iyo xisbiga Xisbiga KAAH - Somaliland k**a jawaabin si official ah eedaynta lo so jeediyay ee ku saabsan :

MUSUMAASUQ ,KIISKA HAWADA SOMALILAND,IYO MASHRIICDA BIYAHA

Wasiirka madaxtooyada Khadir Hussein Abdi wuxu cadeeyey eedayntaas inu cadaynteeda hayo oo u so bandhigayo hadi lo baahdo

dhawr cisho aya ka so wareegtay maalintaas oo gudoomiyuhu aanu weli ka jawaabin eedaas sare ku xusan oo saamayn weyn ku yeelatay bulshada somaliland iyo dalkaba

maxa uga qorshaysan Xeer Ilaalinta Guud Ee Qaranka JSL iyo Hantidhawrka Guud Qaranka JSL Eedayntaas ?

Garyaqaan Ludfi Mataan

07/09/2023

Xaflada Furitaanka Xafiiska Labaad Ee Shirkada Elite Advocates Law Firm Ee Laga Furay Fooqa Qaalib Business Center Dabaqa 2 Jigjigayar Area

04/03/2023

Zuhir Hersi Iyo Shirkadisa Subeer Real Estate Oo Ah Mid Ka Mid Ah Shirkadaha Aan Shaqo Wadaagta Nahay

Ku So Dhowow Marwalba Elite Advocates Law Firm Oo kugu Diyaar Ah Adeegyo Sharci Oo La Jaanqaadaysa Caalamka

Elite Service With Elite Lawyers

18/07/2020

Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Oo La Waydiiyay Suaal Ahyd Ma Iska Casilaysa Xilka Aad Hayso Madama Aad Reerka Madaxwaynaha Ka So Jeedid ?

Wuxu Ku Jawaabay

■ Nigeria Oo 200 Million Iyo Dheerad Ah Iyo Suriya Iyo Yaman Ban Ka so Shaqeeyey Reernimo Kuma Helin Aqoontayda Ban Ku Helay Meshan Aan Joogana Wa Meel Yar Oo Qaranka Lagu Horumarinayo Mana aha Xil Siyaasadeed Marka Waxaan Aaminsanahay Meel Ka Saraysa Ban U Qalma Marka La Eego Aqoontayda Iyo Khibradayda

Ardaaga Bile

17/05/2020

Ambassador Ka Inta Afka Somaaliga Ku Hadasha DJ SUBEER

Wuxu Suaalo Iga Waydiyay Mihnadayda Qareenimo , Asbaabaha Xadhiga Fanaaninta Ee Hargaysa , Arimaha Siyaasadeed Ee Jamhuuriyada Somaliland , Xuska 18May Maalinta Gooni Isu Taaga Somaliland, Iyo Covid 19

■ Somaali Waxay Heer Gaadhaysa Maalinta Wax La Isku Ogolaado Bulsho Walba Halka Ay Doorato Ha Lagu Garab Istaago Hadaanad Se Walaalka Wax U Ogolayn Weliga Waxba Noqon Maysid Oo Horumar Bulshadaas Ma Gaadho




Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garyaqaan Ludfi Mataan Hersi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Garyaqaan Ludfi Mataan Hersi:

Share