17/05/2026
Dhambaal Hambalyo oo khuseysa, xuska sanad-guurada 35aad ee kasoo wareegtay dib ula soo noqoshadii xornimada JAMHUURIYADDA SOMALILAND.
Ururka Garaad-Fure Legal Organization waxa uu shacab weynaha Jamhuuriyadda Somaliland dhammaantood, ugu hambalyeynayaa xuska maalinta qaranimada Somaliland, ee 18 may.
Maalintan waa maalin ku weyn dhammaan qalbiyada shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, waa maalintii dib ula soo noqoshada xornimadii luntay lixdankii.
Alle waxaan uga baryayaynaa dhammaan shacabka jamhuuriyadda inuu nabad qab inagu gaadhsiiyo sannad guuradan ta xigta, noqonana kuwa guulo badan gaadha waddan ahaan iyo shacab ahaanba, dhan walboo nolosha ah.
Farxad ku debaal dega, happy 18thMay. ππ€β₯οΈ