Somaliland Women Lawyers Association

Somaliland Women Lawyers Association Somaliland women lawyers Association (SWLA) is a non profit NGO established in December 2007 .

It is the first female lawyers association ,To promote education and legal aid of women's right and gender issues. Somaliland Women lawyers Association ( SWLA ) is a local non govermental organization ,it was founded in 2008 by team of female legal practitioners graduated from university of Hargiesa in Somaliland.SWLA has been enganged in the promotion rule of law , Human Rights with particular

focus on Vulnetable people . OUR PROGRAMS
1.LEGAL AID :-for vulnerable groups -SWLA'S Legal team works tirelessly to provide legal counseling ,free legal representation mediation and referrals . Our paralegals intends legal services in all Somaliland regions police stations and prisons to monitor and protects the rights of victims and also accused persons .

2. PROFESSIONAL DEVELOPMENT :-we work to provide a professional capacity enhancement opportunities for our member lawyers focusing on effective legal strategies ,alternative dispute resolution techniques and in organizational and leadership development .

3. LEGAL EDUCATION :- we provide training workshops for different stakeholders focusing legal rights ,access to justice and also women's rights under Islam and Somali context .

4. HUMAN RIGHTS EDUCATION : -we provide training for peer educators who in turn Campaign to rise awareness on human rights to all over Somaliland regions .

5.ADVOCACY :-we work with other stakeholders to influence changes on our key strategic advocacy judical reform ,promation of legal rights and legal and legal empowerment of vulnerable groups and on women /gender rights .

Agaasimaha ururka qareenada Haweenka  Somaliland ee SWLA Marwo, Yasmin Abdi ayaa ka qayb gashay shirwayne Caalami ah oo ...
31/08/2025

Agaasimaha ururka qareenada Haweenka Somaliland ee SWLA Marwo, Yasmin Abdi ayaa ka qayb gashay shirwayne Caalami ah oo ku saabsan sidii loo xoojin lahaa cadaalada iyo xuquuqda haweenka shirka oo halku dheg looga dhigay (“Justice Beyond Borders: Regional Mechanisms and Women’s Rights in the Greater Horn of Africa”) shirkan oo ka dhacay magaalada kampala ee Caasimada wadanka Uganda, waxaa lagu falanqeeyey sidii kor loogu qaadi lahaa loogana hor tagi lahaa xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqda binu-aadamka gaar ahaan haweenka.
sidoo kale waxay halkaa kaga qayb gashay tababar halku dhegiisu ahaa (on African Regional Mechanisms for enforcement of women's rights) kaas oo isna ka dhacay dalka Uganda wiigii ina dhaafay.

Agaasimaha ururka Qareenada Haweenka Somalilad, garyaqaan Yasmin Abdi Abdilahi ayaa ka qaybgashay kulan muhiim ah oo ay ...
24/08/2025

Agaasimaha ururka Qareenada Haweenka Somalilad, garyaqaan Yasmin Abdi Abdilahi ayaa ka qaybgashay kulan muhiim ah oo ay maanta yeesheen, urrurada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland oo ay Hogaaminayso Dallada Guud Urrurada Bulshada Rayidka ee SONSAF iyo Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Prof. Ahmed Mohamed Adaad. Kulankaas oo ahaa is-barashoguud iyo wadasahqayn dhexmarta ururada Bulshada Rayidka ah iyo Xafiiska gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex ayaa kusoo dhamaaday is xaal-waraysi iyo sidii loo dar-dar galin lahaa wadashaqaynta Xafiiska Gobolka Maroodijeex iyo Urrurada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland ee dhinacyada amniga, wax-barashada, cadaalada iyo arimaha bulshad

Agaasimaha ururka qareenada haweenka Somaliland ee  SWLA, Garyaqaanad. Yasmin Abdi Abdilaahi waxay hambalyo iyo bogaadin...
01/05/2025

Agaasimaha ururka qareenada haweenka Somaliland ee SWLA, Garyaqaanad. Yasmin Abdi Abdilaahi waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhamaan shaqaale waynaha ururka qareenada haweenka munaasibada 1May ee maalinta shaqaalaha aduun awgeed, agaasimuhu waxay shaqaale waynaha u rajaynaysaa caafimaad iyo barwaaqo in ay ku gaadhaan sanadkan kiisa kale idam insha allah.

Hambalyo Xuska maalinta haweenka aduunka awgeed ururka qareenada haweenka somaliland waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u di...
08/03/2025

Hambalyo Xuska maalinta haweenka aduunka awgeed ururka qareenada haweenka somaliland waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dhamaan haween waynaha JSL, gaar ahaana habalaha qareenada meelkasta oo ay joogaan waxaanu ururku u rajaynayaa habalaha iyo haweenka qareenada ahba in ay horumar waara bash-basha iyo barwaaqo ku gaadhaan sanadkan kiisa kale.


Ururka Qareenada Haweenka Somaliland ee (SWLA) waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa madaxwaynaha JSL mude Muuse Biix...
24/06/2024

Ururka Qareenada Haweenka Somaliland ee (SWLA) waxaa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa madaxwaynaha JSL mude Muuse Biixi Cabdi oo wareegto Madaxweyne ka soo saaray Wax-ka-qabashada Fal-dambiyeedka Kufsiga oo ay Golaha wasiirradu faldhigii 129aad, ee qabsoomay 13/06/2024, ku go’aamiyeen in nidaamka garsoorka loo daayo go’aan ka gaadhidda arrimaha kufsiga isla markaana aanay odayaasha dhaqanku farogalin g'aanka gaadhideeda.
waxaa u ururka qareenada haweenka Somaliland ee Swla Lawyers u arkayaa talaabo muhiim ah oo waxlagaga qaban karo dhibaatada kufsiga ee maaalinba maalinta ka danbaysa inagu sii kordhaysa

Xuska sanad guurada 33aad ee kaso wareegtay dib ula soo noqoshada madaxbananida qaran nimada Jamhuriyada Somaliland Ayaa...
18/05/2024

Xuska sanad guurada 33aad ee kaso wareegtay dib ula soo noqoshada madaxbananida qaran nimada Jamhuriyada Somaliland Ayaa manta si baladhan looga xusay dhaman gobalada iyo degmoyinka dalka .
Sanad guuro wacan oo wanagsan dhamaan Somaliland

Ururka Qareenada Haweenka Somaliland waxu hambalyaynayaa, soo dhawaynaya Agaasimaha cusub ee xafislka  Yasmin Abdi Abdil...
06/05/2024

Ururka Qareenada Haweenka Somaliland waxu hambalyaynayaa, soo dhawaynaya Agaasimaha cusub ee xafislka Yasmin Abdi Abdilahi waxanan ku rajaynanynaa wada shaqayn fiican.

HAPPY INTERNATIONAL WOMENS DAY(8March)Ururka Hablaha Qareen Jamhuuriyada Somaliland ee SWLA waxa uu  Hambalyo iyo Bogaad...
09/03/2024

HAPPY INTERNATIONAL WOMENS DAY(8March)
Ururka Hablaha Qareen Jamhuuriyada Somaliland ee SWLA waxa uu Hambalyo iyo Bogaadin udiryaa Dhamaan Haween weynaha jamhuuriyada Somaliland Xuska maalinta Haween weynaha Aduunka ee 8 March Awgeed.

Haweenay kastaa waa in ay ku faanto Horumarka nafteeda ,Qoyskeeda iyo ka Bulshadeeda ay u qabto

Dhiiirigalinta Haweenku waxay tiir dhaxaad u tahay horumarinta Bulshada

Ramadan Mobarak Dhamaan umada Muslimiinta ah meel  kasta oo ay Jogaan Allhay waxaynu waydiisananaa Inuu khayrka ina waaf...
23/03/2023

Ramadan Mobarak Dhamaan umada Muslimiinta ah meel kasta oo ay Jogaan Allhay waxaynu waydiisananaa Inuu khayrka ina waafajiyo.

Gobalka Togdheer Magaalo Madaxdiisa Burco waxa noogu qabsoomay Dood-cilmiyeed lagu gorfeynayay  caqabadaha ka hortaagan ...
20/10/2022

Gobalka Togdheer Magaalo Madaxdiisa Burco waxa noogu qabsoomay Dood-cilmiyeed lagu gorfeynayay caqabadaha ka hortaagan haweenka helitaanka cadaaladda.

Kulan Kaas oo lagu lafo gurayay sidii looga gudbilahaa caqabadahaas ayaa maalinkii shalay noogu soo gabagaboobay Hotel Daalo ee magaalda Burco.

Waxaanu Maanta magaalda Burco ku qabanay Barnaamij ku Saab San  balaadhinta iyo  hurumarinta cadaalda Jamhuuriyada Somal...
17/08/2022

Waxaanu Maanta magaalda Burco ku qabanay Barnaamij ku Saab San balaadhinta iyo hurumarinta cadaalda Jamhuuriyada Somaliland ,Barnaamikaas oo ahaa mid bulshada logu wacayigalinayay laguna barayay xaquuqhooda aas assiga aha iyo nidaamka garsoorka dalka JSL .

Barnaamijka oo ka mid ahaa wacayigalinaha Sida Bilaha aanu aalaaba u qabano bulshoweynta kula sugan gobalada dalka JSL ,kasoo ay soo dhawyeen dad weynihii ka qaybqaatay iyaga oo ku tilmaabay inuu yahay mid baraya dariiqa ay xaquuqaha u marin lahaayeen sidoo kale inuu baray xaquuda islaaamku siiyay iyo waliba xaquuqaha usiiyaya Dastuurka JSL.

Allh Mahadel

Gobalka Gebilay :Waxaanu kulan aqoon is waydaarsi ah layeelanay qaybo kamida oday dhaqameedka gobalkaasi  ,kulaan kaas o...
08/08/2022

Gobalka Gebilay :Waxaanu kulan aqoon is waydaarsi ah layeelanay qaybo kamida oday dhaqameedka gobalkaasi ,kulaan kaas oo kusaabsaan balaadhinta iyo hurumarinta cadaalada Jamhuuriyada Somaliland.

Kulankan oo kamida ah kulamda sida joogtada ah aanu ula Yeelano madaxdhaqmeedka magaaloyinka kala duwan ee JSL,kasoo diirada lagu saaro sidi laysku waafajin lahaa nidaamka garsoorka dalka iyo nidaamka ay u xaliyaan oday dhaqameedku dhibaatooyinka soo kala dhexgala bulshada .

ALLHA Mahadle

Address

Sacadin Street
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Women Lawyers Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Somaliland Women Lawyers Association:

Share