Muse lawyer

Muse lawyer My idea

Caawa iyo xaflada Furitaanka xaafada cusub ee Arragsan village  hargaysa
24/11/2023

Caawa iyo xaflada Furitaanka xaafada cusub ee Arragsan village hargaysa

30/09/2023

Manshaa Allaah waxaa dhamaaday khilaafkii siyaasadeed ee dalka ragaaadiyay inta hadhay ee ururada Hilaac iyo Dirawala hala xalayo

Waxay ku guuldaraysteen qorshahii laascaanood ee lagu burburinayay somaliland madaamo somaliland si dadban uuga shaqaysa...
19/04/2023

Waxay ku guuldaraysteen qorshahii laascaanood ee lagu burburinayay somaliland madaamo somaliland si dadban uuga shaqaysay doorashadii lagaga adkaaday dawladii formajo
Waxa kaloo dhabarjab kale ku noqotay go,aanka Ethiopia ku kala dirtay ciidamadeedi liyuu police madaamo ay halkaa iyo dhukur isku halaynayeen
Waxaa rajo been ku dhamaatay riyadoodi ahayd in la helo maamul goboleed SSC waxaana fahamay kaarto xumadi ina dawaare dhamaan siyaasadiinta Irirsamaale

25/03/2023

Ramadan kariim

24/02/2023
18/02/2023
28/08/2022

Maana mindiyo lay qarshaa laygu qali doono.
Maxaan talo meel ka kasii dayay meel la dayay.
Didi hungurow didi dareenka hurdow didii.

11/08/2022

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Muse lawyer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Muse lawyer:

Share