General zafwaan daacad

General zafwaan daacad Waxaa dhici doonta maalin aad page kaygan intad so gasho iga wayn doonto maalinkas iso duce ina cafi
(9)

27/08/2024

๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐ง๐š๐š๐ซ ๐ง๐š๐š๐ซ

27/08/2024

๐’๐Ž๐Œ๐€๐‹๐ˆ๐‹๐€๐๐ƒโค๐Ÿ’ฏ

๐ง๐ข๐ง๐ค๐ข ๐ข๐ฌ ๐๐ก๐š๐ก๐š ๐ฌ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐ข ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐š ๐ฐ๐ฅ๐ก๐ข ๐ฆ๐š๐ฌ๐ค๐š๐ฑ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐ฆ๐š๐ก๐š๐Ÿ–

๐๐š๐Ÿ๐ญ๐š ๐ข๐ง ๐š๐š๐ง ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐ฎ๐ซ๐จ๐ง ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ก๐ฎ๐›๐š๐ง๐๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐ค๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ญ๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐ญ๐จ ๐ช๐จ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐๐ข๐ ๐ญ๐š๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ฎ๐๐ก๐ž ๐ก๐š ๐ฆ๐จ๐จ๐๐ข๐ง ๐ข๐ง๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒโœ‹๐Ÿ๐š๐ฅ๐š๐...
26/08/2024

๐๐š๐Ÿ๐ญ๐š ๐ข๐ง ๐š๐š๐ง ๐ฎ๐ฎ ๐ก๐ฎ๐ซ๐จ๐ง ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ก๐ฎ๐›๐š๐ง
๐๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐ค๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ญ๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐ญ๐จ ๐ช๐จ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐๐ข๐ ๐ญ๐š
๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ฎ๐๐ก๐ž ๐ก๐š ๐ฆ๐จ๐จ๐๐ข๐ง ๐ข๐ง๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒโœ‹
๐Ÿ๐š๐ฅ๐š๐๐ก๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐š๐›๐š๐๐š๐ก๐š๐ ๐ข ๐ง๐š๐Ÿ ๐ฅ๐š๐œ๐š๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก๐š๐š
๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ข๐ง๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ข๐ ๐š๐ฆ๐š๐ฒ ๐œ๐ฎ๐ซ๐ฒ๐š๐š๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ง๐ž

๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฆ๐š ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š๐ฅ๐ž?

๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐ฐ๐š๐œ๐š๐งโค๐Ÿฅฐ

๐‡๐€๐๐„๐„๐ ๐–๐€๐‚๐€๐ ๐ฆ๐š ๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š ๐œ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฆ๐จโœ‹๐Ÿ˜’
25/08/2024

๐‡๐€๐๐„๐„๐ ๐–๐€๐‚๐€๐

๐ฆ๐š ๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š ๐œ๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฆ๐จโœ‹๐Ÿ˜’

19/08/2024

๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐›๐š๐๐ก๐ฒ๐จ ๐œ๐ฎ๐ฅ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š
๐ข๐ง๐ฌ๐ก๐š ๐š๐ฅ๐ฅ๐ก ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ

๐๐š๐๐ค๐ข ๐š๐š๐ง๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฅ๐ฎ๐ง๐š๐ฒ๐จ๐ฐ ๐ฆ๐š ๐ง๐š๐›๐š๐๐›๐šโค

Asc asxaabta halkan igu jirta weligay waxba idink**a codsan balse maanta waxan marti idinka ahay duco iyo garab sawirkan...
03/06/2024

Asc asxaabta halkan igu jirta weligay waxba idink**a codsan balse maanta waxan marti idinka ahay duco iyo garab

sawirkan idin muuqda waa adeerkay apdifatax ismaciil cumar waxanu waynay 2018ki bishi 4aad geeri iyo nolol meel uu ku sugan yahay ma garanayno alle swt ba naga og keliyaa in uu tahriibay un ogayn dad badan ba dhahay waa dhintay qaarna wa nool yahay marka rejo aya na gashay markan aragnay dad badan oo helay dadkoodi dhowr sano ka hor magafe qabsaday rabi waxan ka baryaya in uu noso dhaweeyo

Ila baafi walal sheer and like plz and plz๐Ÿค

happy 18 may hambalyo shacabkayga jamhuuriyada somaliland โค๐Ÿ’ฏ
17/05/2024

happy 18 may

hambalyo shacabkayga jamhuuriyada somaliland โค๐Ÿ’ฏ

adoomahan yaryar ma in anu isla dhacnay raban hada raga si walba uu tobabaran nahe๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…
14/05/2024

adoomahan yaryar ma in anu isla dhacnay raban hada raga si walba uu tobabaran nahe๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…

Cayayaanka duuleeCidi anaay aragiyoCiirsi ruuxa uu xigaHa noqon cadowgiiCidhib tiray walaalkii๐Ÿ˜ž๐Ÿ˜”Fahantuuโœ‹๐Ÿ˜ฅ
21/04/2024

Cayayaanka duulee
Cidi anaay aragiyo
Ciirsi ruuxa uu xiga
Ha noqon cadowgii
Cidhib tiray walaalkii๐Ÿ˜ž๐Ÿ˜”

Fahantuuโœ‹๐Ÿ˜ฅ

17/04/2024

*habarjeclanimo๐Ÿ‘‘โค๏ธ*

Hog iyo halaag ba uu bilamaya huwaantii maalmaha so socda Nasiimo wa la dhamaystee salintaa aynu ku shirno Wan idin sala...
14/04/2024

Hog iyo halaag ba uu bilamaya huwaantii maalmaha so socda

Nasiimo wa la dhamaystee salintaa aynu ku shirno

Wan idin salamay reer somalilanowโค๏ธ

29/03/2024

Dulmi police๐Ÿ˜ก

Waxaa dhacday bacdal afuradii galabta arin aan aad uga naxay ugana argagaxay oo ay sameeyen police ka magalada burco garahaan saldhiga siibaakhtii ee xafada aadan saleebaan ee uu taliyaha ka yahay ninka lagu magacabo maxamuud
Bacdal afuradii anigo ka imi masajidka oo ku socda xafada si aan uso gashto dhar aan suuqa ku aado sido kale gaadhigana uso gaxaysto wan so labistay waxana ubaxay xaga suuqa anigo raacay wadaada riiga siibaakhtii sababto ah schoolka jamac karaaciin ayan uu dhownahay ee isha burco aageeda kadib wadadas aya ii dhawatay wan raacay waxaa wadaada halka beerahaa agtooda lagu jaray gaadhi indho cade ah meel aan ka dhaafo ayan wayey kadib wan dagay wan so eegay mise waxaa dhex fadhiyaa oday odaygii ban ku idhi adeer maxad wadaada dhinac uga bixi wayday wuxuu igu jawabay adeer gaadhiga betterigaa aya iga dhacay markasan idhi xaadhko ma haysata ana kugu qabanaya dabkee? Markasu igu dhahay adeer may markasan idhi adeer maxad qof uso gaxaysan wayday markasu igu yidhi adeer bal inyar iso dhawoow wan udhawaday kadib wuxuu idhahay biyo gaadhiga ma kugu jiran haa ban idhi adeer ma afuriin Wana somanahay ee iso qabo wan naxay waxan idhi isug adeer tukaankas afuro kaga doonaya hye bu idhahay afuradi ban uu keenay wu afuray wanu ii duceyey
Kadib wuxuu igu dhahay adeer galabta waxba ihelay waxan idhi maxa ku helay adeer wuxuu idhahay adeer wiil aya gaadhiga iwaday kadib wiilki waxay is laayeen wiilkale habeenimadi xalay aheed kadib saldhigan aadan saleebaan ba laga so dacweeyey wiilki yara ee gaadhiga iwaday waxana so dacweeyey waalidki wiilki kale ee ay islaayen kadib halkan anago marayna waxaa naga hor timi xaajiyadi booliska adeer wiilki yara ayey igala degen wanay jidh dilen anigana waxay igu dhehen halka fadhi waxan idhi war adeerayaal wiilka yar gaadhiga ayu iwaday odayga curyaanka ah ban ahay ee xidhaba ee gurigi ha igeeyo horta wayo afuradi aya so dhow
Way iga diiden kadib way gexeyeen wiilki yara gaadhigana marka la bakhtiyo hoolka betteriga aya laga saara sii anu dabku uu dhicin wayo betteriga iga xun wanu iga dab dhacay ana halkas waniga fadhiya ee bila afurada noqday๐Ÿ˜ข๐Ÿ˜ญ runti wan qirooday

Dad badan ba odhan doona adigo askariya sidee bad askari wax uga sheegta adeer qofki dulmi gaystaa aabahayna ha noqdee k**a aamusayoโœ‹

Bolice kaa saldhiga aadan saleebaan qaybtiisa siibaakhtii waxay uu baahan yihin dib uu dhis akhlaaqed wlhi

๐Ÿ˜ก

Address

General Zafwaan Daacad
Hargeisa

Telephone

+252634357202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when General zafwaan daacad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to General zafwaan daacad:

Share