Xaqdhowr Law Firm And Legal Consultant

Xaqdhowr Law Firm And Legal Consultant ku soo dhawaada Shirkadda Qareennada iyo talinta sharciga ee Xaqdhowr

13/08/2023

Dhagaysigii fadhigii labaad ee Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Mudug iyo dood afeedkii Qareen Cabdisalaan Ibraahim Axmed.

11/04/2023

10ka Dembe fadlan iska xir Facebook, iyo wax kastoo cibaadada kaa nusqaamin kara, Niyeeyso Citikaaf, badi Ducada, soo jeedka habeenkii iyo Salaadda sida ay soo warisay Caasha Alle ha raali noqdee kana soo warisay Nabigiina Maxamed NNKH marka la galo tobanka dembe ee Ramadaan waxa uu Nabigiina Maxamed NNKH noolayn jiray habeenka sidoo kalana waxa uu toosin jiray ehelkiisa.

كَانَ رسُول اللَّهِ ﷺ: إِذا دَخَلَ العَشْرُ الأَوَاخِرُ مِنْ رمَضَانَ، أَحْيا اللَّيْلَ، وَأَيْقَظَ أَهْلَه، وجَدَّ وَشَدَّ المِئزرَ متفقٌ عَلَيهِ
Marka walaal fadliga bisha Ramadaan ka faa'ideeyso oo ku dadaal habeenadan caawa bilaabanaya ee ah 10ka dembi ee Ramadaan oo ay ku jirto maalinta leylatul qadriga ah oo ka kahyr badan kun bilood sida Alle Qur'aankiisa noogu cadeeyay
قال الله فيها سبحانه: لَيْلَةُ الْقَدْرِ خَيْرٌ مِنْ أَلْفِ شَهْرٍ [القدر:3]،

Haddii aad Habeenkaas nasiib u yeelatid fadlan ku duceeyso ducaan sida Laga soo wariyay Nabigiina Maxamed NNKH wuxuuna yiri:
قُولي: اللَّهُمَّ إِنَّكَ عَفُوٌّ تُحِبُّ العفْوَ فاعْفُ عنِّي رواهُ التِرْمذيُّ وقال: حديثٌ حسنٌ صحيحٌ.

Waxii aan khalday iga raali noqdo culumo ma ahi kaliya waxaan is iri walaalahaa baraaruji oo xasuusi, wixii aan asiibayna Ajir ayaan Alle uga rajaynayaa iyo Xasanaad.

Mahadsanidin.

02/04/2023

Soo dhawaada macmiil

Waxaan xafiiska ku soo kordhinay Barnaamijka bixinta gargaarka sharciga oo bilaash ah marka muwaadin Waxaa markasta diyaar kuula nahay ilaalinta xuquuqdaada iyo qofkasta oo Reer Puntland ah meel kasta uu joogo.

Fadlan haddii aad u baahantahay caawin ama kaalmo sharci sida.
1. U qareemid maxkamadda horteeda si bilaash ah
2. Bixin talo sharci oo wax ku ool ah.
3. Xalinta Khilaaftaadka
4. Iyo adeegyo kale oo sharciga la xiriira fadlan nagala soo xiriir Teleefoonnad hoos ku qoran.

Garowe 7426095
Gaalkacyo 6451545

Xaqdhowr Law Firm And Legal Consultant

Shirkadda Qareennada Iyo la talinta Sharciga ee Xaqdhowr waxay soo dhawaynaysaa una Hambalyana  u diraysaa Qareen Bukhaa...
04/04/2022

Shirkadda Qareennada Iyo la talinta Sharciga ee Xaqdhowr waxay soo dhawaynaysaa una Hambalyana u diraysaa Qareen Bukhaari Maxamed Maxamuud oo maanta loo doortay Gudoomiyaha Qareennada DPL.

Qareen Bukhaari waa Shaqsi u leh khibrad hogaaminta hawlaha Qareennada kuna soo jiray muddo badan mihnadaan qareemidda.

Waxaan Alle uga baryaynaa in uu ku Asturo xilkaan loo doortay kana dhiga mid sare u qaada qaab dhismeedka iyo shaqada Ururka iskuna wado dhammaan Qareennada DPL.

Hambalyo Hambalyo.

Shirkadda Qareennada iyo la talinta sharciga ee Xaqdhowr.

Xaqdhowr Law Firm And Legal Consultant

Xaqdhowr Law Firm And Legal Consultant wali way u furan tahay u adeegusta Dadka dan yarta ah iyo Kaalmaynta Walaalaha u ...
16/03/2022

Xaqdhowr Law Firm And Legal Consultant wali way u furan tahay u adeegusta Dadka dan yarta ah iyo Kaalmaynta Walaalaha u baahan Kaalmada Sharci.

Fadlan ugu imaw Mar kasta Xaruuntan Adeeg Sharci oo ku raali galiya uyo Garyaqaano Xirfad iyo Khibrad wanaagsan u leh u qareemidda Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba.

Xafiiska 1aad waxa uu ku yaalaa Magaaladda Gaalkacyo Gaar ahaan Xaafadda Garsoor.

Xaqdhowr Law Firm and Legal Consultant.Magaalada Gaalkacyo.Caawiyaha Shacabkiisa iyo U qareemidda dadka ku dhiban Xaruum...
23/12/2021

Xaqdhowr Law Firm and Legal Consultant.

Magaalada Gaalkacyo.

Caawiyaha Shacabkiisa iyo U qareemidda dadka ku dhiban Xaruumaha Caddaaladda iyo Xabsiyadda.

Cover page
14/12/2021

Cover page

Xaqdhowr Law Firm
13/12/2021

Xaqdhowr Law Firm

Address

Kaah Hotel Road
Gaalkacyo
2256

Telephone

+252907702803

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaqdhowr Law Firm And Legal Consultant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Xaqdhowr Law Firm And Legal Consultant:

Share