Dadaal chanel

Dadaal chanel Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dadaal chanel, Legal, B33, Burco.

10/04/2024

🚨 Klopp: “Alexander-Arnold iyo Diogo Jota
waxay u shaqeeyeen koox ahaan ilaa labo
ama saddex todobaad ka hor waxayna runtii
samayn karaan tababar sax ah".

“Alisson wuu soo laabanayaa. Bajcetic wuu
ka duwan yahay sababtoo ah muddo dheer
ayuu maqnaa".

“Sir Mo Faarax ma aha magacayga saxda ah, sheekada noloshayduna waa been abuur” Orodyahan Sir Mo Farah.Barnaamij nololee...
12/07/2022

“Sir Mo Faarax ma aha magacayga saxda ah, sheekada noloshayduna waa been abuur” Orodyahan Sir Mo Farah.

Barnaamij nololeed ku saabsan taariikhda dhabta ah ee orodyahanka afarta jeer ku guulaystay billada dahabka ee orodada ayaa warbaahinta BBC-da uga waramay taariikhdiisa iyo sidii uu ku soo galay dalka UK, waxaanu sheegay sida uu ku yimid dalka Ingiriiska isagoo wiil yar ah.

Mo Faarax ayaa sheegay inuu ku dhashay Somaliland dalka Ingiriiskana ku soo galay Tahriib isagoo sagaal jir ah balse magaciisa saxda ahi yahay Xuseen Cabdi Kaahin, magaca uu sitana looga qaaday ilmo yar si lagu siiyo baasaaboor.
Barnaamij nololeedka taariikhda Mo Faarah oo ay diyaarisay BBC One oo la baahin doono maalinta Arbacada ah ee todobaadkan ayaa uu kaga warami doonaa waxyaabo badan oo si qoto dheer u qeexaya noloshiisa dhabta ah.
“ Waxaan halis wayn galinayaa inaan noloshayda dhabta ah u sheego dunida, waa sir aan muddo qarinayey illaa yaraan tahaydii, ma ihi qofka aad u malaynayso” ayuu yidhi Mo Faarah. Waxaanu intaasi ku daray “ in kasta oo aan h**e u sheegay waalidkay waligay kuma noolaan dalka Ingiriiska, markii aan afar jirsaday waa la dilay Aabahay dagaalo ka dhacay dalka, aniga iyo hooyadayna waan kala tagnay anna sifo sharci darro ah ayaa laygu keenay dalka UK, iyagoo magaca Ilmo yar la iga beddelay"

Orodyahanka caanka ah ee Mo Farah ayaa sheegay in kadib geeridii Aabihii sannadkii 1987-kii hooyadii isaga iyo walaalkii Xasan u dirtay dalka Jabouti si ay adeerkood ula noolaadaan.

Sannadkii 2000, Sir Mo Faarax waxa uu dib ula midoobay qoyskiisa dhabta ah, ka dib markii uu bilaabay inuu ka hadlo telefiishanka, waxaana aqoonsaday xubno ka tirsan bulshada Soomaalida, kuwaas oo la xidhiidhay hooyadiis Caasha oo ku sugan dalka Somaliland.

12/07/2022

Berbera: hal qof bay baddu liqday 5 kalena cisbitaalka ayaa ladhigay.

Muxuu yahay cudurka ay dadku sanka dhiigga ka keenayaan kadibna ay dhimanayaan ee Tanzania ka dillaacay? https://bbc.in/...
12/07/2022

Muxuu yahay cudurka ay dadku sanka dhiigga ka keenayaan kadibna ay dhimanayaan ee Tanzania ka dillaacay? https://bbc.in/3RvIK4w

Beri 4:00 Galabnimo Waxay Ciyaar Adagi Ku Dhexmari Doontaa Garoonka Cali Gadhle Ee Magaalada Hargeysa Saxafiyiinta Harge...
11/07/2022

Beri 4:00 Galabnimo Waxay Ciyaar Adagi Ku Dhexmari Doontaa Garoonka Cali Gadhle Ee Magaalada Hargeysa Saxafiyiinta Hargeysa Iyo Tiktokerska Hargeysa.

Maka soo qayb galaa in kastoon suxufi cusub ahay?

Address

B33
Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dadaal chanel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category