30/11/2025
xayntii canfareen ogaa
dhulkaad xili h**e ka qaaday
intay xabad kugu asqaysay
markaad xoog iyo xiniinyo
tabiyo xeel aad uwayday
danaakilo kaa xoraysay
adiyo xamastiyo qaxaagu
xawaaraad soo jarteene
xeebaha salal iyo awdal
xanaano idiinma taale
ragay xaramkooda tahay
intay xabada idin dhansiinin
xaarkiina halkaa lajooga
by abwaan gadhcase