19/02/2025
Tacsi | Mandela Legal, waxa uu tacsi u dirayaa Guddoomiyihii h**e ee Maxkamadda Sare JSL Garyaqaan, Yuusuf Ismaaciil Cali, oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargaysa. Waxa aa si gaara ah uga tacsiyaynayaa qoyskii, ehelkii iyo bahdii garsoorka ee uu ka tirsanaa wakhtiga dheer. RABI haku sooro naxariistiisa iyo jannooyinkiisa.