Abwaan. maxamed. murti dheeg same

Abwaan. maxamed. murti dheeg same Wax sheeg

10/02/2025
06/11/2024

Ab mahamed hashi dhama gaariye

Calankaan kudhaatawHayga ciirin abidkaaCisigaagu yuu luminHay cidlaynin calAnyahaw
23/05/2022

Calankaan kudhaataw
Hayga ciirin abidkaa
Cisigaagu yuu lumin
Hay cidlaynin calAnyahaw

23/05/2022

Dadku way coloowaan
Durba way heshiiyaan
Ninka diida nabadana
Laba siblaaba loo xidhi

05/05/2022

Danyartiyo dadwaynaha
Bal dareen dhibkoodo
Dar alle wax ugu qabo
Halagu duceeye

Abwaan maxamed murti dheeg

22/04/2022

Boon xirsi boon
Mucjisadi fanki h**e

22/04/2022

Carab jalqin

Wax ka ogow sida wax loobeero
22/04/2022

Wax ka ogow sida wax loobeero

Address

24 Street
Berbera
GAARIYE

Telephone

+93633148962

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan. maxamed. murti dheeg same posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share