Maxkamada Racfaanka Gobolka Baay

Maxkamada Racfaanka Gobolka Baay Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxkamada Racfaanka Gobolka Baay, Lawyer & Law Firm, Baydhaba, Koonfur Galbeed Somalia., Baydhabo.

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay Dr hassan mohamed ali iyo Xeer ilaaliyaha  gobolka Baay mukhtar ayaa mante bog...
07/10/2025

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay Dr hassan mohamed ali iyo Xeer ilaaliyaha gobolka Baay mukhtar ayaa mante bogdey maxabiis ku xiran xabsiga gobolka baay

30/09/2025

Maxkamada Racfanka gobolka Bay ayaa maanta xun ku ridey dembiile Sucudi Maxamed Yarow iyo dembiile Cumar maxamed Ibrahiim Ina sucdi oo dhibana u ahaa marxuum muxdiin abdulahi .Maxkamada Racfanka ayaa dhowr fadhiyo kala duwan ku yeelatey kiiskan iyadoo maanta go an rasmi ah ah ka so saartey Maxkamada
Xukunka waxaa ku dhowaqey Gudoomiyaha Maxkamada Racfanka gobolka Bay Dr Xassan Maxamed cali

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay ayaa ka qayb galay Munaasabadda Xiritaanka Todobaadka Nabadda iyo Isdhexgalka ...
18/09/2025

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay ayaa ka qayb galay Munaasabadda Xiritaanka Todobaadka Nabadda iyo Isdhexgalka Bulshada Koonfur Galbeed oo lagu Daahfuray Machadka Nabadda koonfur Galbeed Soomaliya

12/09/2025

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay ayaa ka qeybgaley xaflad lagu xarig jarayey notayo Dooy Public Notary and Legal Services

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay ayaa ka qeybgaley xaflad lagu xarig jarayey notayo Dooy Public Notary and Lega...
12/09/2025

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay ayaa ka qeybgaley xaflad lagu xarig jarayey notayo Dooy Public Notary and Legal Services

11/09/2025

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Baay dr Hasan Mahamed ayaa ka qeybgaley xaflada Caawa laga daah Furayo todobaadka nabada KGS

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay dr Hasan Mahamed ayaa ka qeybgaley xaflad Caawa laga daah Furayo todobaadka na...
11/09/2025

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay dr Hasan Mahamed ayaa ka qeybgaley xaflad Caawa laga daah Furayo todobaadka nabada KGS

31/08/2025

Maxkamada racfaanka gobolka baay
Kiis dacwad ciqaabeedkii ku eedeysanayeen eedeysanayaasha Kala ah
1.sucdi yarow mohamed iyo
2.cumar
Udhibanaa muhdin abdulaahi
Ayaa Maxkamada Racfanka go'aan ka gaartey

31/08/2025

Dood
Baaraha iyo qarenada
Kiska dacwad ciqaabeedkii ku cedeysanaa eedeysanayaasha Kala ah
2.eedeysane cumar mohamed ibraahim Ina sucdi yarow 20jir iyo
2.eedeysane sucdi yarow mohamed 36jir ah ku
Dhibane u ahaa marxuum muhdin abdulaahi

Maxkamada racfaanka gobolka baay ayaa manta mar 2aad ufadhisatey xukun ciqaabeedkii ku cedeysanaa eedeysanayaasha Kala a...
30/08/2025

Maxkamada racfaanka gobolka baay ayaa manta mar 2aad ufadhisatey xukun ciqaabeedkii ku cedeysanaa eedeysanayaasha Kala ah
1.edeysane sucdi yarow mohamed Ina fadumo ibraahim 36jir iyo
1.edeysane cumar mohamed ibraahim Ina sucdi yarow 20jir ku dhashey Xamar dagan baydhabo
U dhiban marxuum muhdin abdulaahi
Ugu danbeyn maxkamada racfaanka gobolka baay ayaa goaan ku qartey kiska

26/08/2025

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay
Dr Hasan Mahamed ayaa ka qeybgaley maanta xiritanka ciidamo ka tirsan ciidanka asluubta soomaaliyeed oo mudo lix bilood ah tababar ugu socdey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay ayaa ka qeybgaley maanta xiritanka ciidamo ka tirsan ciidanka asluubta soomaal...
26/08/2025

Godomiyaha maxkamada racfanka gobolka Bay ayaa ka qeybgaley maanta xiritanka ciidamo ka tirsan ciidanka asluubta soomaaliyeed oo mudo lix bilood ah tababar ugu socdey Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay

Address

Baydhaba, Koonfur Galbeed Somalia.
Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamada Racfaanka Gobolka Baay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share