06/04/2026
Sibi procurement consultancy waxay bixinaysaa dhamaan shaqooyinkan hoos ku xusan.
1. Kutababarida shuruucda iibka dawlada iyo kuwa deeq bixiyaasha( NGO)
2. kutababarida iibka electronic ah (E-Gp)
3. Daabicida dhamaan formatka lagu maamulo bakhaarka ( bin card ,stock card, user card , fixed asset register )
4. Tirakoobida iyo calaamad usamaynta hantida joogtada ah ee xafiiska ( tag number)
5. Samaynta procurement audit madax banaan si loo hubiyo doccomentiyada iibka ee xafiiska loogana hor tago khadaladaadka ay lakulmi lahaayeen dabagalada dawlada iyo kuwa deeq bixiyaasha
6. Kalata bixinta arimaha mashaariicaha ee xafiisku rabo in looga talo bixiyo.
Kala xidhhiidh phone +251915778115
Gmail:- [email protected]